September 02, 2010
By: saylac
Category: News
amina cabdilaahi fariid waxaa ku dhacay dhibaato weyn oo xagga indhaha ah, biyo ayaa kaga furmay indhaha ka dib waxay awood u weyday in ay iibsato wixii dawooyin ah .waxaa deeq mucaawino ah oo dhan 280 doolar soo gaadhsiiyey gabdhaha walaalaha selel/awdal ee ku nool luton iyo leicester dalka ingiriiska.hadaba qofkii ilaahay hortii wax ula baxayaa waa inuu ku hagaajiyo maamulaha shirkadda xawaalada ee qaranpress cabdilqaadir aden (dhegaweyne)telefoon lambarkuna waa 4452002 boorama.
No Comments →
September 01, 2010
By: adal
Category: News
Shalay makhribkii ayaa dil toogasho ah lagu khaarajiyay taliyihii Jeelka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Marxuum Cabdi Ciise Nuur, isaga oo xilligaasi ka soo baxay gurigiisa oo ku yaala xaafada la yidhaahdo Geeda-qarsi ee magaalda Laascaanood.
Read the rest of this entry →
No Comments →
September 01, 2010
By: adal
Category: News
As a candidate for this office, I pledged to end this war responsibly. And, as President, that is what I am doing.
Since I became Commander-in-Chief, we’ve brought home nearly 100,000 U.S. troops. We’ve closed or turned over to Iraq hundreds of our bases.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 31, 2010
By: adal
Category: News
Imam Ahmad Guray (1506-43), belong to the current Abrain sub-clan of Mohamed Case under Gadabursi tribe – and the locataion of his kindom Adal- Saylac is one of the major evidences to proof his true identity;
THE GADABURSI TREATY (Concluded with the British authority, in December 11, 1884 ) We, the undersigned Elders of the Gadabursi tribe, are desirous of entire into an agreement with the British Government for the maintenance of our independence, the preservation of the order, and other good and sufficient reasons.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 31, 2010
By: adal
Category: News
Addis Ababa (TVSLE)– Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo habeen hore soo gaadhay caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa isagoo ka soo kicitimay dhinaca magaalada Jibouti ee jamhuuriyadda Jibouti oo uu uga soo gudbay dhinaca iyo dalka faransiiska ayaa wuxuu saaka oo isniin ah xafiiskiisa kula kulmay Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Melez Sanawi sida ay sheegtay Idaacadda qarranka Ethiopia laanteeda afka amxaarigu.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 30, 2010
By: adal
Category: tacsi
On behalf of the Bahada Saylicipress we sending our condolence to the family left by the just passed Mujahid Abdullahi Asker:
Hargeysa (Jam)- Allaah ha u naxariistee Mujaahid Cabdillaahi Askar oo ahaa halyey adag oo ka mid ahaa saraakiishii ugu cadcadaa ururkii SNM ee Somaliland xorreeyey iyo ciidankii xooggii Soomaaliya, ayaa shalay galab si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Boqol-jire ee magaalada Hargeysa, kadib markii uu isla shalay gelinkii hore ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala degmada 26-ka june.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 30, 2010
By: adal
Category: News
Over the course of the disastrous 20th century, inhabitants of the liberal democratic world in ever-increasing numbers reached this conclusion: War doesn’t pay and usually doesn’t work.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 30, 2010
By: adal
Category: tacsi
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Col. Farax Kulmiye Hami oo ku geeriyooday magaalada Muqdishu Jimcihii – 27 August 2010; Isagoo uu madfac ku dhacay gurigiisa uu deganaa ee magaalada Muqdisho. Col. Farax Kulmiye oo ahaa sarkaal sare ayaan waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu janadii farduusa ka warabiyo marxuunka – qoyskiisa iyo qaraabadiisana uu samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 29, 2010
By: adal
Category: News
Vietnam proved that offensive occupations are doomed. In his arrogance, Bush is repeating the same blunder.
In 1991, after the Gulf War, President George H.W. Bush proclaimed, “The specter of Vietnam has been buried forever in the desert sands of the Arabian Peninsula.” But the specter he and the Pentagon had feared for over a decade, of a devastating shrinkage of U.S. influence following a military withdrawal, had always been a phantom.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 28, 2010
By: saylac
Category: News

WAXAA DHAMAAN LA OGEYSIINAYAA DADWEYNAHA SHARAFTA MUDAN EE SOOMALIYEED IN WEBSITE CUSUB UU KU SOO BIIRAY WEBSITE YADA LAGA LEEYAHAY GOBOLADDA AWDAL IYO SELEL, SOMALILAND.WEBSITE KA CIWAANKIISU WAA mysomaliland.com WAXAAD HALKAA KA HELI DOONTAAN WARAR, DIIN, WACYIGELIN,BARAARUJIN,RUN SHEEGID ,BEENTA FASHILID, IYO WAXYAALO KALE OO XIISO LEH…Visit Today mysomaliland.com
No Comments →
August 28, 2010
By: adal
Category: News
Zinewi Appears to be Putting Ethiopia in a Road of Economic and Technological Modernization and Finding a Way To Resolve All Conflicts
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 28, 2010
By: adal
Category: News
Apparently the new Somaliland government is pursing a different course towards its diplomatic recognition. The recent diplomatic and political row between the democratic Republic of Somaliland and Ethiopia is a clear reflection of this policy.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 28, 2010
By: adal
Category: Editorial
US has `wandered in darkness’ too long” Glen Beck
He called his rally restoring honor rally.
From the steps of the Lincoln Memorial, conservative broadcaster Glenn Beck spoke in front thousands of people from all over the country.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 28, 2010
By: adal
Category: Opinion
Ludicrous idea, isn’t it? How can I suggest such a treacherous idea when I am known as an unflinching advocate for Somaliland’s independence and sovereignty? How could I dare even to utter the ugly U-word which I have denigrated so forcefully and irrevocably in many of my writings?
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 27, 2010
By: adal
Category: News
Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamed Daahir Cabdalle ayaa shirjaraa’id oo shalay ku qabtay xafiiskiisa waxa uu shaaca kaga qaaday in xildhibaano ka tirsan dawladda Sheekh Shariif ay qabteen, kuwe kalena ay ku raadjoogaan.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 27, 2010
By: adal
Category: Opinion
Short Preview: “if you closely look at the people involved with this new tactics (Riwaayadan Cusub), of organizaing another futile meeting on the former Somalia, they are the same people involved with the failed Art 1, Embagaati, and Arta 11 versions of the Read the rest of this entry →
No Comments →
August 25, 2010
By: adal
Category: News
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s foreign correspondent’s association is voicing concern over the death of a Somali journalist in the violent capital.
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 25, 2010
By: adal
Category: News
Guddi loo saaray baadhista daynta ay Xukuumaddu la wareegtay oo warbixin soo saaray.
-Waa imisa xaddiga daynta lacageed ee Xukuumadda cusubi dhaxashay?
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 23, 2010
By: adal
Category: Opinion
Waa Maxay Chief Of Cabinet Cilmiyan: Muxuu Masuul Ka Yahay Chief Of Cabinet:Dastuurku Muxuu Ka Qaba: Ma Mansab Siyaasadeedba Mise Waa Mansab Maamul, Yaa Isticmaala Chief of Cabinet– Qallinkii Mohamed Abdi Hassan (Diridhaba)
Read the rest of this entry →
No Comments →
August 23, 2010
By: adal
Category: News
The presidents John F. Kennedy and Abraham Lincoln have a lot of similarities. Abraham Lincoln was assassinated in 1865 and John Kennedy was assassinated in 1963. Both presidents were very popular American presidents. Both of them were involved in matters related to civil rights. They led America in a period of crisis.
Read the rest of this entry →
No Comments →