Inaa Lilaah waa inaa Ilaayhi Raajicuun
Anagoo Dhamaan Baahweynta wadanka Igiriiska (UK)
magacdooda hoos ku soo qoray ah tacsi u diraynaa
Ehel, Qaraabadii Suldaan Maxamuud Badmaax Riraash
oo ku geeriyooday magaalada Boraame
maalintii shalay Khamiistii ay taarikhdu ahayd 15/05/08 galinkii dambe
waxaan Ilaahay ka baryaynaa dhamaanteen samir iyo
inaga siiyo, marxuumka iyo umada nabi Maxamadba
u naxaariisto
Houssein Nuur Kooshiin
Ahmed Xaji Cali Bidaar
Abdo Said Olhayeh
Libaan Jamaac Rabileh
Farax Sheik Hassan Badeed
Jamaal Hassan Rabileh
Abdijabaar Maxamad Rabileh
Ahmed-Nuur Houssein Atteyeh
Abdiqaadir Hassan Rabileh
Hassan Ahmed Cilmi (Tayson)
Mahamed Farax Igal
Mahamed Warsame Abdillahi
Mahamed Hassan Awaaleh
Ahmed-Ziad Hassan Awaaleh
Aden Baabulo
Ziad Baabulo
Dahiir Ismaaciil aw-Dahiir
Kulmiye Jamaac Rabileh
Abdirazaq Osman Didar
Mahamuud Shanleh
Osmaan Shanleh
Ali Daoud
Osmaan Ali Warsame (Birikoo)
Ahmed Ali Warsame (Birikoo)
Idriss Warsame Abdillahi
Mahamed Aden Riirash
Idriss Timo
Sharmaake Abdi Qaraami
Said Jamaac Rabileh
Ilaahaw ducadaa naga aqbal oo nagu ajiib
AAAAAAAMMMMMIIIIIIIIINNNNNNNNNNNNN
Source: Abdo Farah



