Inaa Lilaah waa inaa Ilaayhi Raajicuun - Marxuun: Suldaan Maxamuud Badmaax Riraash
Anagoo ah dhamaan reer cilmi boqore oo kala jooga wadamada (Sweden, USA, Djibouti iyo Borama) Waxaan halkan tacsi uga diraynaa
Awlaadii, Ehelkii, Qaraabadii iyo dhamaan beeshii uu u hayay hogaanka suldaan nimo inuu ilahay ka siiyo samir iyo iimaan Suldaan Maxamuud Badmaax Riraash
oo ku geeriyooday magaalada Boraame maalintii shalay Khamiistii ay taarikhdu ahayd 15/05/08 galinkii dambe waxaan Ilaahay ka baryaynaa dhamaanteen
samir iyo inaga siiyo, marxuumka iyo umada nabi Maxamadba
u naxaariisto.
Aabo Cilmi Boqore
Hooyo Maryan Kaahiye
C/wahaab Cilmi Boqore
Maxmuuma Cilmi Boqore
Calicaliid Cilmi Boqore
Mahamed Cilmi Boqre
C/samad Cilmi Boqore
Rahma Cilmi Boqore
Boqore Cilmi Boqore



