Tacsi: Hooyo Caasha Cawaale Geele oo Djibouti ku Geeriyootay
Inaa li’laahi wa’inaa ilaahu rajicuun: Bahda SayliciPress iyo dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qarabadii iyo eheladii ay ka baxday Hooyo Casha Cawaale oo ku geeriyootay magaalada Djibouti maalintii shalay. Ilahaay ha’u naxariisto marxuumada ilaahayna samir iyo iimaan ha’inaga wada siiyo. Tacsidan oo aan gaadhsiinayno gaar ahaan Cilmi Ahmed (Monticarlo) oo marxuumada Caasha Cawale ay hooyo u tahay.
Kayd Aare
Rashid Cumar Madoobe
Mukhtar Cige Amin
Abiib Hamud Jibril
Cabdiwahab Cilmi Boqore
Yasin Maydhane Geele
Dahir Muse Sh. Cabdilahi
Cabdi Cali Askar
Nasir Mohamed Aare
Kayd Askar
Hussein Cige
Mahdi farah Adan (Gandhi)
Hussein Kayd Fahiye
Mahamed Adan
Bashir Muse Bashir
Cabdirashid Barkhad Cabdilahi (Macaane)
Mustafe Barkhad Cabdilahi
Mohamed Shanmaal (Aw Bustale)
iyo dhamaan asxaabta Cilmi Ahmed (Monticarlo) oo imika ahaan Halkan lagu soo koobi karayn.
Ilhaay janadii fardowsa ha’ka waraabiyo hooyo Caasha Cawaale; qaraabada iyo eheladana samir iyo iimaan haka siiyo…aamiin….aamiin



