Tacsi: INAA LILAAH WA INAA ILAAHU RAAJICUUN
INAA LILAAH WA INAA ILAAHU RAAJICUUN: WAXAN HALKAN TACSI TIIRANYO LEH UGA DIRAYNA QOYSKII IYO EHELADII UU KA GEERIYOODAY ALAHA U NAXARISTEE MARXUUN CALI CIYE GEELDOON OO KU GEERIYOODAY DALKA JABUUTI WAXANAN ILAHAY UGA BARYAYNA IN UU ILAHAY JANATUL FARDAWSA KA WARABIYO. QOYSKI IYO EHELADIINA DHAMAN SAMIR IYO IMAN ILAHAY KA SIIYO
AAMIIIIN,,,,,,,,,,,,,AAMIIIN,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,AAMIIN
1)Dr: maxamed cali cumar
2)Sheekh maxamed adan ileeye
3)cumar cali cumar
4)Qaalib maxamed cabadalah
5)Cabdallah aadan cabdallah
6)Maxamed shariif
7)Muusa daahir tukaale
8)Warsame ibraahin qawrax
9)Daahir muusa dugsiiye(waaberi)
10)Cilmi yuusuf caddaawe
11)Cabdiraxmaan sheekh faarax
12)Cabdiraxmaan xasan warsama
13)Cabdiraxiim aadan dugsiiye
dadkaasoo dhamaantood jooga magaalada sanca ee dalka Yemen waxay marlabaad tacsida si gaar ah ugu dirayaan wiilkiisa Maxamed Cali Ciye oo deggan dalka Norway
Weriye: Cilmi yuusuf caddaawe



