Tacsi: Inaa Lilaahu Wa’inaa Ilaahu Raajicuun
Bahda Saylicipress iyo dhamaan asxaabtoodu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Samaron iyo Samatalis Cabdilahi Cilmi iyo walaalahood oo aabahood Cabdilahi Cilmi Bulbul uu ku geeriyooday gobolka Virginia ee dalka Maraykanka.
Ilaahay janadii haka waraabiyo marxuun Cabdilahi Cilmi Bulbul samir iyo iimaana haka siiyo qaraabadii iyo eheladii uu marxuunku ka tegay oo kala ah:
Samaron Cabdilahi Cilmi
Samatalis Cabdilahi Cilmi
Maxamed Cabdilahi Cilmi
Axmed Cabdilahi Cilmi
Yasin Cabdilahi Cilmi
Mulki Cabdilahi Cilmi
Adna Cabdilahi Cilmi
Faysa Cabdilahi Cilmi
Khadra Cabdilahi Cilmi
Marxuunka Cabdilahi Cilmi oo maanta lagu aasayo Virginia; Ilaahay ha’ u naxariisto marxuunka …. aamiin aamiin



