Dahir Askar iyo Ilhan Ahmed Muse – Hanbalyo

Bahda SayliciPress  iyo asxaabtaadu waxay hanbalyo u dirayaan qoyska cusub ee
Dahir Askar iyo Ilhan Ahmed Muse oo carooskoodu ka dhacay magaalada Winnipeg, ee dalka Canada Labadii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela ilaahay haka dhigo – Aamiin…Aamiin

Hanbalyada waxa diraya

Aabo Ahmed Muse
Hooyo Asha Hussein
Muna Ahmed Muse
Amal Ahmed Muse
Mohamed Ahmed Muse
Abdi Ahmed Muse

 iyo Dhamaan Reer Askar iyo Asxaabta Dahir iyo Ilhaan oo dhan meel kasta oo ay kala joogaanba -

Waxa kale oo hanbalyada diraya:

Cabdirahim H. Ibrahim iyo xaaskiisa

Asha Hassan iyo qoyskeeda

Cali nuur Ismaciil

Rashid Ismacil

iyo dhamaan dad aan imika ahaan halkan lagu soo koobi karayn

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.