Tacsi: Maxamed Doodi oo ku geeriyooday magaalada Borama

Bahda Saylici waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qarabaadii iyo eheladii u ka baxay marxuun Maxemed Doodi oo ku geeriyooday magaalada Borame maalintii axadii.

 Ilaahay waxaan ugu baryeynaa inuu janadiika waraabiyo qaraabadiisii iyo eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo …aamiin aamiin

Filed Under: tacsi

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.