Tacsi: Mohamed Doodi - Inaa Lilaahu Wa’inaa Ilaahu Raajicuun
Waxaan anagoo ah dadka hoos ku qoran oo dhamaantayo degan magaalada London,Uk, tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay alla ha u naxariistee Mohamed Doodi oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Borama , Awdal. waxaan illaahay uga baryaynaa inuu naxariistii fardowsa siiyo dhamaan intuu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo..AAmiin
1) Yousuf M. Awaale
2) Idiris M. Warsame
3) C/raxmaan X. Daahir
4) C/raxmaan A. Jimcaale( abdirahman dheere)
5) Abdi Mohamoud Obsiye
6) Ahmed H. Ofleh
7) Hassan Mouse
Abdirahman O. Bille
9) Mustafe Micad Allaale
10) Abdi Egeh Ahmed
11) Mohamed O. Bille
12) Siyad Baabiloo
13) Ibrahim M. Amin ( caare)
14) Abiib M. Faarax
15) Rashid Nur Egeh
16) Mohamed Younis Atteye
Mohamed O. Bille
London, UK


