Tacsi: Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii u ka geeriyooday Marxuum Ugaas jaamac Ugaas muxumed ugaas cilmi oo ku geeriyoday Boorama
c/laahi kahiye lo’doon iyo caruurtiisa
c/raxmaan muxumed meygag iyo caruurtiisa
ifraax sh.xusen abraar
malyuun miicaad allaale
mustafe miicaad allaale
foosiya miicaad allaale
c/raxmaan jaamac haddi
jamaal miicad allaale
maxamed miicaad allaale
khaalid mustafe miicaad
c/rasaaq c/lahi kahiye
c/shakuur c/lahi kahiye
maxamed mahdi cabdi
waxa aan leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo qoyskii iyo umada rer awdal ee uu ka baxay
marxuumkana janadii fardawsa allaha ka waraabiyo
aamiin aamiin aamiin
Filed Under: tacsi




Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto















