Tacsi: Cali Sh. Hassan Aare
Waxaan halkan tacsi uga diraynaa,eheladii,iyodhamaan dadkii uu ka tagay marxuun CALI SH.XASAN AARE ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee,danbigiisana allaha dhaafee marxuunkaas oo ku geeriyooday ABU-DABAI. Waxaana tacsidaa diraya dad kan hoos ku qoran.
1-Omer Abdi Egeh iyo xaaskiisa
2-ENG.Abdikarin egeh gulled iyo xaaskiisa
3-Ali olhaye(ALI SHIINE)iyo xaaskiis
4-Rashiid abdi bakaal iyo xaaskiisa Ismahaan muxumed maxamuud
5-Nafisa abdi bakal iyo odaygeega
6-Sacaada cabdi bakaal
7-Abdoo yusuf bakal iyo xaaskiisa
8-axmed yusuf bakal iyo xaaskiisa
9-a/xakiin sh.ibraahim bakaal iyo xaaskiisa
10-isxaaq bakal iyo xaaskiisa
11-Mustafe abdi xaaji iyo xaaskiisa
Source: Isak Bakal



