Ma dh…. baa dhul iga qaadi
waxaan baryahan akhriyaa waraaqo ay soo qorayaan bahweynta samaroon siciid meel kasta oo ay joogaan iyagoo runtii ka xun in dhulkooda lagu khamaaro.
waxaan aad ugu faraxsanahay arintan badhasaabka jabuuti laga soo doortay inay tahay arintii samaroon midaynaysay haddii awal la odhan jiray kanaa hebel ah iyo kanaa hebel ah.dhulka samaroon waa muqadas oo ma noqon karo wax nin siyaasi ihi uu dano gaar ah ku fushan karo. in badan ayaad arkeyseen niman ka soo horjeeda kuwa saxan ee indhahoodu cadowgu ku sii jeedaan ee jecel midnimada samaroonka.
maanta rayaale wuxuu sameeyey waa tijaabo markaa wuxuu rabaa inuu ogaado halka uu iniga gaadhsiisanyahay dhulkiinu gaar ahaan halka ay iniga joogto xaruntii aad soomaali oo dhan ugu faani jirteen ee aad ka dhaxasheen axmed gurey waa SAYLAC..
hadaad maantra dhiig badan qubi weydaan waxaad ogaataan inuu rayaale soo wado badhasaab jibriir abokor ah oo xukuma boorama. rayaale wuxuu bixiyey sideed gobol sida la wada ogsoonyahayna wuxuu gobol kasta u magacaabay reerkii ugu badnaa ama dhulka sheeganayey iyadoo samaroon uu godob ka galay labada gobol ee ay iyagu lahaayeen.
gabiley waa xaruntii bahasamaroon iyadoo xuduudii isaaq iyo gadabuursi ee 1960kii ay ahayd dooxa AGAMSAHA ee u dhexeeya gabiley iyo arabsiyo .,halka xuduuda reer ciise ay ahayd wadada xadiidku maro markaa maanta waa duni aakhir samaan oo ninkii dad jecel ee ilaahay aaminsan waa dayuus ninkii tuiug ah ee damac badan ee been badan waa libaax nin rag ah,walaalayaal jihaadku wuu inoo furan yahay ee aan kacno oo aan caruurteena dhaxal u reebno inta aan la inaga tirtirin geeska africa.
sida la wada ogyahay samaroon waa arliya oo dagaal fujaan shaah ah lagama darsado.
markaa walaalayaal kaca oo hubka boholaha ka soo faqa.
iyadoo aan la dagaalamayno ciise iyo isaaq ayey biyo inga darsan waayeen ee ma ciise oo CELI caaro dheeryahay ayaa biyo kaa dari waa maya.
waxaan taageero buuxda siinayaa fikirkooda iyo ra,yigooda walaalahay oo soo qoray waraaqo aan hadda akhriyey waxayna kala yihiin CABDALE FAARAX SIGAD IYO MAXAMED ROBLE XASSAN.
BALAKEENU WAA JIHAAD DHAB AH…
hana la yaabina rayaale way la noqotaye.
allaha u naxariistee maxamed xaaji ibraahim cigaal ayaa hadda ka hor rayaale ku tilmaamay inuu saddex mid yahay;;;
1-inuu rayaale doqon yahay.sawkii fariidka ahaa
2-inay rayaale wax u dhiman yihiin. sawkii cadgooste ahaa
3-iyo inuu anigaygan iswaalwaalayaba oo uu igaba horeeyo.
RAYAALAA la weydiin waxa uu uga jeedo dhulka moronka uu geliyey.
ciyeahmed@gmail.com
Saylicipress damiin kama ha fikrada Qoraaga



