Tacsi ku socota G/Xigeenka Golaha wakiilada Somaliland
Inaa lilaa waa inaa ilaa raajicuun
Tacsi ku socota G/xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Sheikh Abdiasis Mohamed SAMAALE oo Hooyada ku geeriyootay maanta (22.08.08) magalaada Hargeisa, ALLAH ha naxariistee. : Inaa Lilaa wa Inaa Ilayi Raajacuun
INAA LILAA WA INAA ILLAYHI RAAJACUUN.
Anigoo ka wakiil ah Jaaliyadda Somaliland ee Wales , waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ehelka , ubadka, reerkii, tafiirta, asxaabtiisa, iyo dhammaan inta nolasha ku taqaanay marxuumada Hooyo : Amina Cise Habane oo manta Jicmo ah 22.August.2008 ku geeriyooday magaalada Hargeisa, Somaliland .
Waxaanu Tacsidan si gaara ugu diranaa: G/Xigeen Golaha wakiilada Somaliland, Mudane A/Asis Mohamed Samale iyo dhamaan reer Mohamed Samaale meelkasta oo kale joogaan iyo dhamaan dadweynaha Somaliland qurbo iyo gudaba.
Marxuumada Hooyo Amiina Cise Habane waxaanu ILLAHAY uga baryanaa dambi dhaaf iyo inay ku manaysto janadiisa fardows, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin.
Aamiin Aamiin Aamiin
Ahmed Arwo
Guddoomiyaha
Jaaliyadda Somaliland ee Wales
samotalis@gmail.com



