Tacsi:Caaqil Ismaciil Warsame Camir (Uurdoox)
Bahda Saylicipress waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinaysaa qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay Caaqil Ismaciil Warsame Camir (Uurdoox) oo ahaa caaqil ka mid ah caaqilada Beesha Reer Maxamed oo maanta ku geeriyoday magaalada Borame.
Ilaahay caaqilka naxriistii jano haka waraabiyo qaraabadiisii iyo eheladiisiina samir iyo iimaan haka siiyo..aamiin
Halkaas oo ay ku dhamaayeen dhamaan caaqilada, waxgaradka iyo dhalinyarta degaanku.
Saylicipress Borame



