Hambalyo Cabdirahmaan Saylici: by Beesha Habar Cafaan
Hambalyo Hambalyo:25 Aug,2008
Annaga oo aha Beesha Habarcafaan ee Xisbiga Kulmiye ee Awdal waxaan hambalyo
aan loo kala hadhin u diraynaa Musharaxa Madaxweynaha Mudane Axmed Silaanyo
iyo Ku xigeenkiisa Abdirahmaan Saylici oo Maanta si sharaf loogu doortay Shirweynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee ka dhacay Burco:
waxaana hambalyada u diraya Dhamaan dadka hoos ku qoran
1.Ridwaan Axmed jaamac
2.Farhaan Faarax jaamac
3.Mohamed C/Hi Xuseen
4.Mohamed Cabdi Muxumed
5.Samatar ismaciil Nuur
6.Guuleed Cabdi Xuseen
7.C/casiis C/Hi Oomane
8.Haaruun Daahir Muxumed
9.Qaasim Muxumed Geelle
10.Farxiya Abdirashiid Cabdillahi
11.farxiya Cismaan warsame
12.Nuur Cismaan Nuur
13.Cabdillahi Qawdhan warsame
14.Sacaada Nuur maydhane
15.Siman Cabdi Cawaale
16.Miicaad Shirwac Ismaciil
17.Naaleeye Axmed warsame
18.Foosi Ismaciil Cateeye
19.Faysal Cismaan warsame
20.Shide Xuseen maydhane
21.Axmed wali riiraash
22.Maxamed Cabdi sanduuq
23.Sareedo xasan Aw Aadan



