Maxaad Kala Socotaa Guddiga Diiwaan Galinta Codbixiyayaasha Gobolka Awdal Iyo Selel Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan
Waxan halkan ku soo gudbinayaa liiskii dadka loogu talagaly in ay ka shaqeeyaan tirakoobka gobolka Awdal ee innagu soo fooleh. aniga oo jooga qurbaha kana dhashay gobalkan dadka ku nool, maan garan waxa loola jeedo sida loo habeeyey liiska. Waxaa aan mar is idhi waa arrin siyasadeed oo la donnayo in lagu mijaxaabiyo Kulmiye oo la doonayo dadkii u footayn lahaa in ilkaha laga guro.
Marna waxaban is idhi mayee waxa la raba in beel weynta Gadabuursi lagu kala jabiyo, dagaal ka dhaco oo taa loo adeegsado in aan doorshaba la qaban. midka ay tahay dadka gudaha ayaa iga og.
Si kastabase ha ahaatee waa liis ku soo baxay caddaalad darro. waxay tahay in dib loogu noqdo oo mid loo dhanyahay la soo sameeyo. Somali maanta qolana qolo ma haysankarto. Is af garad iyo wada hadal ayaa nabadda aan haysaaano salkeedu yahay.
Waxay Aniga ila tahay dabka la shidayo in la damiyo. si degedeg ah na loo soo afjaro. Dagaal beeleed Somaliland wey ka soo gudubtay. Madaxweynaha iyo kuwa la shaqeynyaa inayna dib noogu soo celinin. Anigu shakhsi ahaan waxan u arkaa liiska (a bunch of nonsense) lagu doonayo in qolo waxa lagu yeelo, shaqynna mayso.
takladaydi waa ka jooga arrintaa oo cadaald nagu dhaqa. Waxa dadka awdal deggen u fiican in laysku hayo and tafraarq iyou dhibaato dhexdooda laga samaeynin. saobtal lisku waa in codka la xado. taasina mid la aqbalayo maaha.
La soco waxa ka dhacaya XAMAR iyo meelaha kale isna weyddi sobata. Tan koobaad, haddii aanad la socon, waa reero meela fog ka yimid oo doonaya dhul anay lahayn in ay ka taliyaan. Taasi Awdal ma dhacayso. waar nin walooba dhulkaaga ku ekow. Inta aynnu wad leenahayna caddaalad aan uga wad shaquynno, innaga oo gacmaha ishaysanna. Somaliland nabad iyo isafgarasho ayey ku dhisanstahay. taa ha lagu socdo
Listkka la soo qortay ha la gu noqdo: Weliba sidan ha loo sameeyo:( just a proposal that can be discussed and agreed upon)
Guddiga Diwaangelinta Gobolka Awdal (ACCEPTABEL)
1-Faarax cilmi Maxamuud -Gudoomiye Habar Cafaan
2-Muscaf Xirsi Cali -Gud/Xigeen Maxadcase
3-Khadra Jaamac Muxumed –Xoghayn Makaahiil
Guddida Diwaangelinta degmada Boorame (NOT ACCEPTABLE)
1-Cali Cilmi Goohe -gudoomiye Makaahiil
2-Salaan Cabdi Cigge -Gud/Xigeen Habar Cafaan
3-Maxamed Cabdi Cilmi –Xoghayn Makaahiil (KU BEDDLE MAXADCASE)
Guddida diwaangelinta Degmada Baki ( UNACCEPTABLE)
1-Daahir Xasan Warsame -Gudoomiye Makaahiil
2-Fahmi Cabdi Bidaar -Gud/xigeen Habar Cafaan
3-Maxamed Siciid Tukaale –Xoghayn Maxad Case ( GUDDOOMIYE HA NOQDO)
Guddida diwaangelinta degmada Saylac (UNACCEPTABLE)
1-Cabdilaahi faarax maydhane -gudoomiye Ciise
2-Cali Allaale Riyaale -ku xigeen Makaahiil
3- Xaamud Ibraahim Miigane –Xoghayn Maxadcase (KU XIGEEN)
Guddida diwaan gelinta Degmada Lughaya (UNACCEPTABLE)
1-Xuseen Makaahiil Rooble -Gudoomiye Ciise ( KU XIGEEN)
2-Cabdi Xuseen Cali -ku xigeen Maxadcase (XOG HAYN)
3-Cabdi Cabdilaahi Cilmi –xoghayn Maxadcase ( GUDDOOMIYE)
Bal waxa Makaahill laba guddoomiye u qaatay yaa sheegi kara?
Waxa Ciise, Lughaya guddomiye uga yahay yaa sheegi kara?
Waxa Maxadcase guddooomiye looga ilaaliye yaa sheegi kara?
Arrintan oo kulmiye loola danleeyahay waxay si weyn u kala jabindoontaa beelaha Gadabuursi, waxana loola dan leeyahay in ay sidaa u dhacdo oo doorasooyinka la baajiyo. waxan ku talinayaa Anigu waxii aad doonaysee kale Adeeroow samee.
Haddaad doonto itoobiya dad ka soo daabul sidaad ku talo jirto in aad yeesho. kuu mari meyso inaad nagu dul noolaato.
Arrinta liistka dib ha loogu noqdo oo qala walliba meesheeda ha ka taliso. waad yeeli weyday, waaxaad ka heshaad leedahahay.
Liibaan.
aliliban97@yahoo.com




September 24th, 2008 at 7:48 pm
horaa waxa loo yirih DOQONIH TOBAN INDHOOD BAY LEEDAHAY….MIDNA CADOW GEEDA AYAY KU EEGTAAH SAGAALKA KALENAH…..TOLKEED.
XAMAR WAXA KA DHACAYAH IYO WIXII HOREY UGA DHACAYBA MIDNA LAMA SOCOTAAN BAAN ANIGU QABAAH……….DADKA XAMAR AYAAH LAGA HAYAAH
INAY YIRAAHDAAN DAAROOD- BAAN ISKA XOREYNEY,IYAGA OO MAARKAA AHAA.DIIGA XAMAR………Magaalada Muqdisho dadkii Huteelada, bakhaarada, iyo makhaayadaha ugu waawayn ku lahaa WAXAY AHAA YEEN…REER XAMAR..
KADIBNA DURBAAN BEEN AH AYAY TUUNTEEN………
SIDA AAD ADIGU MAANTA U TUMANAYSOH……………..BAL WAXA AAD II SHEEGTAAH.XAGEY ISKA GADHAAN.MAKAAHIIL………IYO READ –HEAD.AMA
MADAX CASEH…………….?
YAAH BADAN…………..RUNTA MARKA LAGA HADLAYOH…………..ADIGA OON INDHAHA RUNTA KA QARSANAYN………………..AND U KNOW IT………..
MARKA INTA LAYDINKA XISHOODOH……….SACABOH MA DHAN HA TUMANINAH………………PLEAS…………..
ANIGU MADIIDANI………MAXAD-CASEH XATAA HADII UU NOQDOH…MADAXWEYNEH………….SAYLICI DHAAFEH……KKKKK
MIDA KALEH………DIIWAAN GALINTA WAA IN LA DIIDAABA SIDEEDABA
WAAYO WAA KHIYAANOH..SAMAROONKA LAGU WADOH…………..
WAKE UP……..AWADA
September 25th, 2008 at 5:52 pm
saylac/ lughay/ baki iyo boorama haday wanaag la rabo waaa maamulaya mahacase