Markab sida Dibaabado ( kaarayaal ) nooca T-72 oo budhcad badeedu gacanta ku dhigtay
Sep26,2008 . Markab sida dibaabadaha nooca loo yaqan T-72 iyo qalab u badan dayactirka aaladaha ciidamadu adeegsadaan oo budhcad badeedu ku haleeshay badda Somalia oo dhamaan gilgishay wadamada oodwadaagta la leh Somalia oo dhan
markabkan oo u raran shirkad laga leeyahay wadanka Ukrain oo la yiraahdo Timax Team waxaa saaran 21 badmaax , markabkan waxaa bad ku mar u ahaa calanka shirkada Belize.
17da ka mida shaqaalaha markabkan waxay u dhasheen Ukrain , halka 3da qof ee kalena ay u dhasheen Russia. sida laga soo xigtay wasaarada gaashaandhiga ee Ukrain.
maalin ka horna waxay budhcad badeedu ku khatalmeen markab dagaal oo ah ku ciidamada maraykanka shidaalka u qaada ee jooga daafaha Dunida oo uu xabadeeyey. arintani waxay noqotay mucjisooyinka ugu cajiibsan ee ka dhaca caalamka in markab dagaal oo sida saanad huba ay saddex wiil oo hubaysani afduubaan.
wadamada dariskana waxaa soo kala dhexgalay shaki in qalabkan milatry loo wado xoogaga isku haya Somalia.
Dadbadan oo xogogaala ayaa iyaguna baryahan sheegayey in Somalia uu ka dhacayo dagaalkii Diineed ee ugu dambeeyey ee lagu kala baxaayey . dhintaaba la aasi doone
saylicipress / London



