George Bush oo ku waaniyey Dahir Rayaale & Cabdillahi yusuf inay toobad kenaan
Madaxweynaha Maraykanka George Bush oo ku waaniyey Dahir rayale iyo Cabdillahi yusuf inay toobad keenaan oo xaga Illahay u soo noqdaan Umadoodana sidan ka dhaafaan
28 Sept, 2008 :- Bush oo fariinta Ciida u diraya hambalyo Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland maalinta munaasibada Ciida soon fur inay joogaan wakhtigii toobada
waad aragtaan Rayaale iyo Cabdillahi Yususfoow maraykankii halkuu marayo idinkuna halkeed joogtaan , waxbadan baa isbadalaya sidaas ula socda africaanyahoow xuni dadka ka dhaafa cunaqabataynta qabiilka, iyo kala qoqobka hadii kale sidaydaas ayaad calaacali doontaan goor xeedho iyo fandhaal kala dhaceen.
Bush: Rayaloow adeer Doorashadu maha xoog iyo xeelad ee waa dimoqraadiyad Udub soo dhaaf , Republicankii ayad arkaysa sida loo rifayo
Bush: Abdillahi Yusuf madaxtinimadu maaha dadkiina dil oo dhac cadowna u keen waa maalin ciida ee bal waxla hadha Mr”beer
Hala is dabo qabto
saylicipress/ London



