Maamulka Saylicipress waxayhabmalyo u dirayaan dhamaan ummada Islaamka
London: Sept30,2008 (Sayli) :- Maamulka saylicipress wuxuu hambalyo u dirayaa dhamaan Ummada islaamka ee ku nool daafaha Dunnida waxaan kaloon hambalyo iyo boogaadin u diraynaa dhamaan Ummada Somaaliyeed ee ku nool geeska Africa Somaliland , Somalia, Djibouti,Kenya iyo Killinka 5aad.
Maamulku wuxuu idin leeyahay ciid wanaagsan Ciida dhamaantiin, Ciid caafimaad qabta Ciida dhamantiin , Illaahayna ha ina siiyo axsanaatkeeda …AAmiin
sidoo kale waxaan hambalyo u diraynaaa dhamaan maamulada shabakadaha Somaliland gaar ahaan Shabakadaha Reer Awdal iyo Salal , ciidwanaagsan ciida idilkeenba.
way ahaataye maanta si wanaagsan u ciida
saylicipress



