Comments on: Bal ila eega Jamhuuriyada Somali-sky ee ka Go’day Somaliland

By: rambo man
marka hore isaaq waxa uu isku camirey kuraasida dowlada dhinac walba marka la eego samaroon waxa laga dhigey minoratiy marka danbena is dad dulman baa loola dhaqmayaa rayaale danta beesha samaroon ma metalo waxaa la eegi bal markuu ka dhaadhaco xilka mustaqbalka reer awdal sidey ey noqon doonto ama si xaq ah baan wax ula qeybsan umada somaliland ama wax yaabo kale oo halis gelin kara aqoonisga iyo dowlada somaliland baa dhici kara siyaasadu waa wax is bedeli kara  meel fog baa wax laga eegaa in uu samaroonku isku soo jeedsado maaha ee dadka reer awdal ha masgax furnaadaan

By: liibaan buux
waa qiso la yaab leh. sida hadey tahay halke ayaan u socona? laakiin waa yaab Midgan ma qola mise waa qowl lawada isticmaalo?