Dugsigii Sare ee Geb oo Meel Fiican Maraya

Geb, (SayliciPress.Net), Dugsigii Sare ee Geb oo waji gabogabo maraya: Halkan ka daawo sawirada.

Class rooms or Lecture halls

Lecture Halls

Offices (xafiisyo)

Marka uu dhamaado dugsigani ayaa la filayaa inay noqoto Geb magaalo arday oo ilaa heer jaamacadeed yeeelata, Klinikyo, iyo is maamul oo shacabka dalka iyo qurbu ku yeeshaan guryo nasasho taasina ay keento inay noqoto mustaqbal wayn hiigsanaysa.

Goobta ay ku taalo Geb ayaa ah meel straateji ah sidaasi darteed waxa u suurto galaysa in ay xidhiidh wacan la yeelato Baki, Gabiley ilaa Hargeysa oo jidka hoose la marayo - Lughaya, Saylac ilaa Djibouti oo jidkii hore ee Jabuuti la isticmaalayo.

SayliciPress Geb

Filed Under: News

About the Author

Comments (1)

Trackback URL | Comments RSS Feed

  1. nin raga says:

    masha,alaa dadkaa ku dadalaya ineey horamr usameyeen wadankoda khayr ala hasiyo wana sharaf usoo hoyatey dadka dagankas daga

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.