Hanbalyo: Faysal Cabdilahi Dugsiye iyo Sacaada Cabdi Bakal

Dhamaan qaraabada iyo asxaabta reer Cabdi Bakal iyo reer Cabdilahi Dugsiye waxay salaan iyo bogaadin hawada u marinayaan faysal Cabdilahi Dugsiye iyo Sacaada Cabdi Bakaal oo meherkoodu ka dhacay magaalada Edmonton, Alberta ee dalka Canada; dhamaantayo waxaan ilaahay uga baryeynaa inay noqdaan reerkii lagu nagaado ee ubad khayr qabana kala hela aamiin.

Dadka diraya waxa ka mid ah:

Rashid Cumar Diriye
Cabdiraxim X. Ibrahim
Mukhtar Cige Amin
Dahir Muse Cabdale
Cabdiwahab Cilmi Boqore
Ahmed Nur Yasin
Maxamed Maxamud Warsame
Cali Xuseen Cabdilahi

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.