Hanbalyo Meher – Muktar Ayanle iyo Idil Yusuf
Dhammaan Dadkani oo ka mid ah jaaliyadaha Gobolada Awdal iyo Salal ee ku nool Wadanka Norway waxayna Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Mukhtar Anyaale Ismail iyo Idil Yusuf Ismail oo meherkoodu ka dhacay Wadanka Sweden gaar ahaan Magaalada Malmø 20/06/2009.
Waxayna Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda iyo dadkoodaba anfaca.
Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Nabiga C.S.W ee ahayd.
Baarakalaahu Laka Wabaarakalaahu calaykum Wajamaca BaynaKumaa Filkhayr…
Maxamed Ayaanle Ismail iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abdiraxiim Diiriye Daahir iyo Xaaskiisa
Abdiraxman Xuseen Ciise iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abdiwahab Farax kamil iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Maxmed Ali sharif iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Roble Salax Jamac iyo Xaaskiisa
Faysal Daahir Aabadiid iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/rashiid Cismaan Nuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Mustafe Abdi Ibraahim(Mustafe Kismayo) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Maxamed Daahir Maydhane iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Mukhtar Omar muumin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Ramadaan Abdirahman iyo Xaaskiisa
Abdishakuur Hasan Huseen iyo Xaaskiisa
Mustafe Cabdi C/laahi (Meeyo)
Abdi nuur Maxamuud( ina jujub)
Abdiqaadir Xasan Abdilaahi
Jamal Maxamuud Xasan xadi
Sharmaake Xasan Xadi
Jamal Aamin Abdilaahi
Faarax Sharif Geedi
Khadar Aadan nuur
kamal Yaasiin Ahmed
Haashim Ahmed Jibril
Abdirisaaq Ahmed Maal
Maxamed Ahmed Suldan
Abdisalaan Ayaanle Ismail
Ismail Ahmed Aaden
Abdinaasir Hassan Muumin
Wihiib Abdifanax
Aamiin…Aamiin …Aamiin!!!
By Haybe Omar







