2009 Louis Riel High School Graduation in Ottawa, Ont
Louis Riel Graduation: Samane Abdirahman Nur Wacays (Dubeco) iyo asxaabtiisa oo ka qalin jabiyey dugsiga sare ee Louis Riel ee magaalada Ottawa, Ont ee dalka Canada. Ina Yassin Beer u jiif (bidix), Ina Dubeco (dhexda), Bashir Abdi Adan Shil (midig) oo sadexdooduba ka mid ah boqolaal dhalin yaro ah oo da’yarta dalkii hooyo qurbaha wax ugu baratay ka mid ah ayaa qorshaynaya inay waxbarashadooda kasii wataan jaamacadaha ku yaala Ottawa;
Dubeco yare oo cilmiga xisaabaadka ku takhasusaya (Accounting) iyo Beer u jiif iyo Shil oo iyagu raba maaliyada (Finance) inay tacliintooda sare ku qaataan hadii eebe idmo.
Ottawa, Ont










