Comments on: Doorashadan aan Weysadu u Dhawrneyn,Weydeynta Riyaale ee Xukunkii B…

By: Maxamad C/Raxmaan Shariif
Waxaan marka hore salaan mudan bahda websiteka Saylicipress.net marka xiga waxaan idiin sheegayaa oo aan idinku dardaarayaa inaydaan  sida websiteyada qaarkood oo loo furtay bahdilaada tolkoodi iyo wax aan inoo lahayn faaiido inay ka sheekeeyaan oo ay shaashada soo dhigaan sida  ninka abwaanka isku sheega oo markasta kaga sheekeeya oo soo dhiga saylac.com wax aan soconaynin oo uu ku bahdilaayo tolkii sida reernuurka oo kolba qoraal ihaanaysan uu soo dhigayaa shaashadihiisa oo maxaa ka galay Dila iyo wajaale waxa uu kaga hadlaayo miyuu ka sheekeeyo Ethiopia iyo lafaciise meehsa uu u dhashay oo ah lafa ciise waligii kamahadlowaxkasta oo ka shaca markaa waxaan idin odhanlaha waa in aydaan waxii aan dan inoo ahayn aydaan aad ka iska jirtaan oo aydaan soo dhigin shaashadaha waayo arinta ceelbardaale ninkii soo qaada waa noo calaamadaysanyahay waayo waa dhulka yagii oo la rabo in lanaga raro sidii lanooga raray sanadadii lixdameeyadii waanad mahadsantihiin

By: Maxamed
horta website-ka kan waxan iyo nimanka walaalahay ee ka masuul ah walaalayaal ha u ogalaanina cid walba in ay waxay doonto halkan kusoo qorto ee wixii wanaagu ku jiro cidii la timaada uun u ogolaada sidaasay wanaaga iyo sharaftuba ku jiraan waana sida keli ah eed ku kasban kartiin kalsoonida akhristayaashiina, mida kale waxan la yaabay oon la yaabay ninka waxan soo qoray ee weliba Dr-ka sheeganaya waxay ahayd inuu qabyaalada iyo xiisaha ay leedahay inuu ka fogaado oo uu isku soo dhawaynta dadka uu ka shaqeeyo dawladan uu ku dhiirri gelinayo inay fuliso gaa’aamadii (ina diiriye) ee uu beeshiisa ku tagaarayey aragtida ay qabaan.