Comments on: Safarkii Suldan Ibrahim Jamac Samatar uu Ku Tegay Tadjoura

By: OMAR IBRAAHIN DIIIRIYE
ANOO AH OMAR IBRAAHIB DIIYE WXAAN AAD UUGU FARAX SANAHAY BUUQASAH SULDAAN IBRAHIN  JAMAC SSMATAR UGU TAGAY MAJALADA JABUUTI

By: maxamed
walaalyaal waan idin salaamayaa dhamaantiiba, waxan rabaa inaan arigtidayda aan ka dhiibto booqashada uu suldaan Ibraahim Jaamac Samater ku tagay dalka jabuuti gaar ahaan deegaamada canfarta, aniga waxay ila tahay in arrintani ay tahay mid aad u wanaagsan in dadka aan jaarka nahay xidhiidh wanaagsan lala samaysto waana loo baahnaa tan oo kale kolay SAMAROON iyo CANFAR xidhiidh fiican ayaa ka dhexeeyay hadan in la xoojiyo ayay u baahnayd sida kalena Canfartu waa dad aad u wanaagsan.

By: axmed cabdi xudhuun
aniga oo ah axmed cabdi xudhuun, oo ku nool waddanka \holland waxa aan si aad iyo aad ah ula dhacsanahay dhaqdhaqaaqyadda sidan oo kale ah oo uu suldaan ibrahin suldaan jaamac suldaan samatar ka waddo saylac iyo tadjourah ama djibouti ba ee dadka walalaha ah la isku soo dhaweynayo. waxa aan leeyahay waa tusaale wanaagsan oo ah in lagu daydo, tana halkaas lagaga sii waddo oo la soo celiyo karamadii iyo tariikhdii dadkani iyo dhulkani lahaan jireen, wakhtiyadii awawyasheen ku nolaan jireen dhulkaas.

wabilaahi-towfiiq.