Hanbalyo: Boqor Cabdiqadir Jamac iyo Boqorada Naciima Maxamed

Anaago ah jaliyada Awdal iyo Selel ee degan dalka switzerland waxaan  hanbalyo udiraynaa boqor c/qadir jamac cilmi iyo naciima maxamed obsiiye oo meherkoodu kadhacay dalka Sweden gaar ahaan  nothshobin  khamisti 16/07/2009 waxaan  leenahay  noqda qoskii isu waara ubad  khayr qabana aamiin aamiin
dadka u hanbalyaaynaya  oo dhamaantood  jooga dalka switzerland  waxay  magacyadoodu  kala yihiin:

saleban maxamuud ibraahin (gudomiye)
cali bashiir warsame iyo xaskisa
axmed musse dahir iyo xaskisa
mustafe cisman guul iyo xaskisa
c/samad adan yonis iyo xaskisa
farhan adan warsame iyo xaskisa
saleban ibrahin qalinle iyo xaskisa
maxamed barkhad mataan
xawa jamac geedi
zamatar maxamed abdi
yusuf abdi ibrahim
ilyas maxamed bileh
bashiir aw ahmed (bashir dhere
c/raxman maxamed mumin
c/kariin abdi caduur
axmed farax nuur
jamac farax dhirwac
mursal mumin maydal
c/salan maxamed hayir
fuaad musse adan
faysal dauud
c/khadar c/laahi
maxamed dugsiiye
mustafe ismaciil farax
cismaan maxamed xudhuun
c/rashiid c/raxmaan
maxamed haruuun
mustafe xasan maydhane
 
by farhan adan warsame
        switzerland

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.