Hanbalyo: Abdirazak Mohamed Madar iyo Khadra Mohamed Isaq -

Hanbalyo – Bahda Saylicipress iyo asxaabtoodu waxay hanbalyo iyo bogaadin hawada u marainayaan saxiibkood Abdirizak Mohamed Madar iyo marwadiisa Khadra Mohamed Isaq oo uu wiil ugu dhashay magaalada Chicago, ee gobolka Illinois ee dalka Maraykanka. Wiilkaas oo loo bixiyeye Al-Bashir; wiilkii diiintiisa, dadkiisa iyo dalkiisaba anfaco ilaahay haka dhigo aamiin  aamiin

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Comments (1)

Trackback URL | Comments RSS Feed

  1. Dhimbiil says:

    waxaan leenahay Mabruuk Abdirizaq iyo Khadra, wiilki dadkisa diintisa iyo dalkisa anfaca allah haa kayeelo ,, cadadka reer dhimbiilna qordhiya

    Dhimbil MohD

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.