Hanbalyo – Arooska Abdishakur Ahmed Madar iyo Safiya Askar Diriye – Gebiley, Waqooyi Galbeed
Anaga oo kala ah ABDIRAHIM H.IBRAHIM IYO XAASKIISA, KOWSAR SHEIKH IBRAHIM, AHMED NUR SUGAL, ABDALLA JAMA, MUKHTAR ABDI AHMED, Waxaan hanbalyo u direynaa A.SHAKUR AHMED MADAR IYO SAFIYA ASKAR DIRIYE oo meherkoodu ka dhacey magalada GABILEY, ee Gobolka Waqoooyi Galbeed, SOMALILAND, Waxaanan leenahay hanbalyo – noqdana kuwii isku waara bash bash iyo barwaaqana ku noolaada AAMIIN.







