Dahir Rayale oo Hantida Dadwaynaha ka Macaashay iyo Kursiga uu ku Dhegay
Dahir Rayale ayaa geed dheer iyo geed gaaban u fuulay sidii uu usii joogi lahaa xafiiska ay kusoo hoyato cashuurta laga soo urursho dalka oo dhan iyo baayachmushtarka isaga iyo dhawr nin oo kale u furan.
waxa shacabka maalinba maalinta kasii danbaysa u cadaanaysa in Dahir Rayale si dhib yar uu Hargeysa uga tegayn isagoo ku haysta baayacmushtarkii ku fashilmay Hargeysa ee “adoo jiifa jaq” degdeg u taajir, baayacmushtarkaas oo shacab badan lagu dhacay ayaa Dahir Rayale marnaba ka qarxayn ilaa inta uu kursiga ku fadhiyo.
Buulka yar waxa degan ayey wararku sheegayaan dadkii laga iibsaday jagada.
Warar ay noosoo gudbiyeen ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in hantida uu ka iibsaday Awdal iyo Waqooyi galbeed ay 500% ay kor u kacday mudadii uu xukunka hayey.
Waxa kale oo wararku sheegayaan in dadka danyarta ah ee qurbaha nafta mooday inuu ka gato guryaha sida sawirkani muujinayo oo buulal yari ka hor dhisan yihiin hanti uu dhawaan ka dhistay magaalada Borame, Awdal.
Guragana waa hantida kale ee Dahir Rayale ka dhistay Borame, waxa dad badani is waydiiyaa maxaa keenay in xubnaha dawladu marka ay xubin ka noqdaan dawlada ay u bilaabaan inay dhismo badan dalka ka dhistaan?
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa SayliciPress u sheegay in hantida qaranka sida Dahir u dhacay ayna marnaba uga dhicin Somaliland.
Dahir markii uu ahaa soo dejiyaha qaadka wax hanti ah dalka kuma lahayn ayey wararku sheegeen; inkastoo war aani xaqiijin sheegayo inuu ahaa “Inan la yaal” afka soomaaliga lama kala garto marka la qoro kalmadaha qaar ee “inan la yaal” waa ninka ku nool guriga xididkiisa. Sidaasi darteed wax hanti ah oo Dahir Rayale Borame ama Quljeed ku lahaa ma jirin ayey wararku intaa ku dareen.
Waxa intaa dheer maraakiibta dhaca iyo boobka ku haya xeebaha Awdal, cashuuraadka Awdal oo sida ay u dhan yihiin la geeyo Dahir; iyo sidoo kale kastan Saylac waxa gacanta ku haya maamul qoyska Rayale ay gacantooda kusoo xuleen.
Guryahan Dahir kuma noola sida uusan gobolka u iman laakiin wuu kireeyaa ayey wararku sheegayaan.
Hadaba waxa la’is waydiinayaa in ay sharci tahay in Dahir Rayale maxkamad la horkeeno.
Sawiro badan oo kale iyo hanti badan ayaan ku dabo jirnaa ee la socda
First Published 24 Feb. 2009 – republished – codsi dadwayne
SayliciPress Borame -
Filed Under: News









Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
















xasla wayne ree booramoow xuma xiiseeye, ina Rayaale maxaad ugu mashquulaysaan haduu boorama guri ka dhistay ma waxaad rabteen inuu hargaysa kadhisto,
waxaa oo guriya waxa uu kadhistay hanti qaran maahine waa xoogiisa xalaashee ee nimanyahow halkaad bulshada haraadku laayey intaad ka warami lahaydeen iyaad ku mash quusheen rayaale balse nimanyahaw saxaafadu saas maaha
waxaan akhriyay qoraalka aad qorteen runahaantii aad ayaan ula yaabay qoraalkaasi waayo mawaxa odhod ku noqoten guryo dadweyne sida gurigii barkhad aaden eelayaqaanay walaalayaal hawshiinu miyaanay dhaafsiisnaayn aflagaadad daahir rayaale iyo waxana ayuu dhistay muqadinkana shaqo uushaqaysanayay ayaa ahayd qarafana maahayn hadana kartidiisa ayuu ku gaadhay halkaasi uu maanta uu joogo waxaan kuu sheegayaa inaad ilaahay adoonka ku arsaaqo meesha uudoono
waxaan kugu waaninayaa inaad iska dhaafto calool xumada alaha ku daweeyo aamiiin aamiin
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waa beenta daahirna intaa kasharf bandan nacas
maanta ma camal kale ayaa la waaye waar heedhe ha dahir waa madaxwayne waan astaanta qaranka somaliland wuxuu mudan yahay sharaf ma ah aflaagado joogto waar iska daaya
maaha in afar guri iyo wax madaxweyne dhan lagu dacaayadeeyo madaxweynuhu waa madaxweyne hantidiisana wuu ka dhisan karaa wuxuu doono anuu waxaan kuu arkaa qof neceb oo wax huu ku caayo garan waayay se haduu daher riyale guryo iyo wax dhisdhistey imika waxba u ma baahna lagayaabaa haduu 5sano ee dambe qabsado inuu wadanka sidan iyo si kadaranba wax uguqabto ilaahaybaa waxqabankaree laakiin haduu midkale ku qabsado waad sugu ilaa intuu isna dhiigaysanayo oo uu wadan walba fooq ka dhisa nayo laakiin kan aan imika waxba u baahneen baan wadanka u fiican siyaasiga qabowna ah ee hadaad waxkasta ku tiraahdo aan caytameyn in taasaan kaga baxay hadalkaygaana qofkii dood ka qaba ha ii soo diro e-mail ahmeddaher@live.com
Dahir iyo afadiisa waa in maxkamad la keenaa-waxa dhismaha ugu badan dhista ayaa la yidhi duqda bilsafar lagu naanayso. bishii nabiga ka xishoon wayday miyaa ka xishoon danbi iyo sharaf jab?
subxaanalaa
waar Samaroomku ma xishooda miyaa waxay ku qorayaan Dahir baa guri dhistey
waar dadkani xumaa,oo iyagu isku daranaa,waar guriga boorame uu daahir ka dhistay waa inaad ku tilmaantaan waxqabadkii ugu weynaa ee daahir uu gobolkiisa u qabtay mudadii uu xafiiska fadhiyay laakiin waa inaad ka hadashaan arimaha siyaasada iyo waxtar la’aantiisa dadkiisa aanu waxba u qaban,gadabuursow inaga daaya xumaanta iyo hoos udhaadhaca aad hoos ugu dhaadhacaysaan arimaha shakhsiga ah,waa in laga hadlaa danta guud xumaanta hoose iyo qoysaska la ceebaynayo hala dhaafo waana in laga hadlaa oo la dhaleeceeyaa madaxweynaha iyowaxqabadla’aantiisa laakiin aflagadaada iyo marwooyinka waxlaga sheegayo hala iska dhaafo thank you.
makaahiilow markaad wadankii ku noqoteen mareexaankii jaahiliinta ahaa ayaad gadabursi kusoo wareegtaan; wax gadabursi layidhaahdo ma jiro dahir waa makaahiil waana calooshiisa u shaqayste waana inuu dhacaa markaa iska daaya beenta aad isku sheegaysaan qoyskiisana waydii marka hore inay iyagu xishoodaan oo siyaasada dalka ay farahakalabaxdo ahntida ladhacayana la joojiyo-dahir waa jibril yonis ee ma’aha gadabursi taas ogow magacxumada kadaa qoomiyada
lol.. Hussein Yare…. Awoowgaa Maskax Garaadka Laga Gub… Adeer Makaahil Wax isku Ogi Ma Jiro..
Kowdhe.. Daahirna Magac Samaroon Ayuu Huwan yahaye… Ku Soo Dabo Fee’l Madaxtinimadda Samaroon…
Mise Waxad rabtaa Inaad Ku Xigeen Aan Awood baddan Lahayn.. Oo Xilka Uga Sareeyaan… SNM iyo Qudhmistii Hore-Marka Samaroon ka Soo Jeeday….
dahir waa jibril yonis waana makahiil waana samarooon adiguna ka saarimaysid hussenow ,xanuun baa ku haya jibrill yonis la yidha ayaan jeclahay abidkana hakugu jiro oo ku dhimo,jibrill yonis waka samaroon oo dhan martitada u yihiin ee dhulkooda aad joogtiin eed dhisateen gaar ahaan mahad case, daahirna dhulkiisa ayuu dhistay walibana fooqyo ayay ahayd in uu ka taagto, hantida aad sheegayso in uu daahir dhacay waxa hubaal ah hadii ay jirtoba in adiga shan boqol oo shilinna ayna kaga jirin amba si kale ayaan u yiraahe cashuurta awdal waxa ay ka go”da oo kaliya dhulka makahiil gaar ahaan jibriil yonis, ee mahad casaw adiga dhulka jooga dhisona cadawna ka dhacso inta aad ku wareertay makaahil makaahil
ha dhaco rayaale —- cidna wax uma soo wado ,walaa makaahiil walaa maxadcase.DAAHIROOW NA DHAAF, DHAQSOO NA DHAAF
Huseenoow allaha ku hanuunsho walaal marka hore.
waxaan kala garan la’ahay inaad ka hadlayso daahir iyo inaad ka hadlayso qabyaalad oo kala saarsaarayso reero isku midda!
waar inaadeer siyaasadu saa maaha hadaba nimanyahow halawsani seen wax idiinku sheegnaa walaahi waxaa iga daadagi la’ ilaa hada hadalka laga sheegay ninkii waynaa ee la lahaa waxa uu u tartamayaa madaxwayne ku xigeen ee intuu golaha ka dhex istaagay yidhi maxamedcassaan xoraynayaa oo ka xoraynaa jibriilyoonis!!
waar nimanyahow iskadaaya bahdilaa idinkaaba is gawracaya dad hortii,
waxaan kaloon kuu sheegayaa maanta waxaa jirra beelo badan oo walaahi iskadaa makaahiile jibriilyoonisa oon taageerin rayaale waana siyaasad ee haku mashquulin waxan hoosee kor ubax.
waxaan kama danbayn ku leeyahay huseenow haddaad guntahay oo ilaahay gob kula dhaliyey gobbaa layska dhigaa garasho waa doore.
Shame on you KULMIYE on theirs popetes from Awdal
Shame on you KULMIYE on theirs popetes from Awdal and ….
Walaalyaaal maxad casow iska daayay cadhadan iyo nacaybkan, idinkuba dawladii siyaad labaatan sano ayaad aheydeen wasiiro oy jaamac rabiile iyo muuse rabiile ahayaan jabuuti ayaad xukumijirteen oo xaaji diide iyo jaamac saylici xakumayeen amiir axmed gurey ayaa idinka dhashey oo saylac xa kumayey cidina idinma xinineyn ee waan idin dabajoogney.
Aflagaadadu Reeban… Aynu Wax is Tusaalayno… Midna Aynu Wadda Ogaano… Toloow… Samaroon Maanta Isku Wadda Siyaasadd Maaha, Marka Cidkasta Waxa Ay Taagersan Yihiin Ha la isku Ixtiraamo.. Mana Jirto Cid Cid ka Saraysa… Sadexdda Dharaar Waa Isku Mid…
Anigu Waxaa Aan Jeclaan Lahaa Inaan Arko.. Siyaassad Midaysan oo reer Awdal Ka Wadda Dhaxaysa iyo Hore marka Gobolka….
maxaad casoow hadii aad joojin waydaan uqdadan iyo ciilkan idin haya walee gacan biraa la idinku qaban gun yahani laangaabtii, UQDADA IYO CIILKA awoowyadiin ayaa ku dhintay idinkuna kolay sidaad u calaacalasyaan uunbaad dhimanaysaan, gun yahani
aflaaagada madaxda qaranka waa ceeb maxamed casow adeerayaal joojiya waxad wadaaan madaxda aflagaadad ka joojiya hadii kale saylici oo wastaad aha baan soo sawiri doona xasan xad uu ka kenay libaaxley akkaakaa
waar sawkuwana kibray kaba shaaglayaashii aan lugata ku salaamijirney markii saylac ay saylacda ahayd.
walaal kabashaaglow ilaa daahir jaadle dhacayo laidinka hadhi maayo.
ha u fadhin yinnin saylici kuuli oo marna ku soo baxo doorasho waligaaba daahir ayaan idin dul fadhin ,lugta ayaad tiri kabahana ini quudhimayno in aan idinku salaaaanno gunyahay
alaahu akbar waar waad qasateene walaalayaal ilaahay maana laga baqayn maxaad isku kala saartaan horto waa su’aale samaroonow?ul iyo diirkeed ayaad tihin iyo wiil iyo abtigiiye hala xishoodo oo hala kala roonaado .rooblow waxaas mahad case kaama gayo walaal ee afkaaga wax uu nac .
Caqli celin
Maantaa iigu horeysa websitekan hadalhayntiisaa maqley oo siiyaalo kala duwan loo dhigayo.Balse markaan arkey waxyaabaha lagu soo qorey waan amakaagey.
Websiteka midbaan leeyahay ,dhawra etics saxaafada kuna sameeya waxa la soo qorayo faafreeb.oo ku xisaabtama hadaaney soomaalida kale war ididnka hayn reer Awdal inay idin qiimeeyn karaan.waxaad mutaysataan magac xumo iyo sumcad midkay noqotaba uu idiin hadhi doono.
Qolooyinkan wax soo qorqoreyna oo aan is idhi dibadahay joogaan, waxan leeyahay war niman yahoy dadakaygaii wadanka joogey waan ka korney halkan aad maraysaane isku noqda.Inkastoo aan is leeyahay qoysas badan oo wadanka jooga waad soo bilisaan ama wax baad soo tartan oo abaal la iddinku hayo.Waxan aad ku hadlaysaan hadii dad badan oo idiin hanweyn loo sheego way ka naxayaan.
Waxan ku soo gabogabaynayaa mijilisyada ku kaftama hadaad doontaan oo waliba aan leeyahay sidan si dhaanta oo aragti ah.Mayee waa la ina tuhmaaye xaga garaadka bal dadka kale Markey siyaasad noqoto u fiirsada si kastoo la isku hayo wax baa la dhawraa.
Alla mahad
Kontonle
scww.abtiyaal.
waan idin salaamayaa dhamaantiin fikirkan cayda ah halaga tanaasulo oo ha loo badalo in wax lays fahansiiyo halana kala roonaado abti .
Daahir waa dameer lagu shaqaysto ee hala daayo ha rarnaado intay idoorku raran karayaane.
bal u fiirso dadka meesha wax ku soo qoray inta u af xun waa inta mahadcase soo qoray..alla raga iyo calool xumo maxa isbaday….bal eeg kan bahabar celi ee rooble_afdeeb wata oo kale wee ee in aan lagaranayn moodaya..waar magaca adigu ma lihid ee iska dhig
walaalyaal sidan isku dhaama maxad case iyo makaahiil waa laba nin oo walaalo ah ee indhaha aad idinku isku eegaysaas cadaw badan ayaynu la\eenahaye cadawga ku eega.
waar ninkani wuu ii maan llaa yahay runbaanad sheegteen
waxa nasiib daro ah in qofka soo sawiray sawiradan guryaha ee ku sheegay inuu daahir dhacay hanti qaran ay yihiin dad aan aqoon u lahayn magaaalada borama iyo guryaha cida leh waxana ay iska soo qoreen uun war aanay hubsan ….gurigan sariimada ku agyaala ee loo badalay ganacsigu waa gurigii barkhad aadan ..huda barkhad aabahed baa lahaa…..waxa aad sheegteen inuu daahir inan la yaaal ahaa ….waqtigaasi aad sheegaysaan halkaasi aayuu daahir ku noolaa—inksta oo ay ahayd mudo kooban-dahir wuxu ahaa sarkaal ssoo maray jagooyin sar sare ilaa diplomat so noqday oo ka shaqeeyay safarada ay somaaliya ku leedahay djibouti….hadaba haddii aad tahay mucaarad qofkan waxan qorayoow…mucaaridnimadu maaha in been laga sheego qofka siyaasiga ah ama shaqsiyadiisa la ceebeeyo..ee waxaad sheegtaa waxyaabaha ay dawladu ka gaabisay ee ay qaban weyday ..waad heli kartaa arimo noocaasi oo kale ah hadii aad tahay qof si fican wax u macaaridaya …..wabilahi tawfiiiq
horta dhamaan waan idin salaamayaa labadan kooxood ee meesha wax kusoo qorta labadaba anuu aad baan u dhaliilayaa qolada mucaaridka ah waxaan usheegayaa mucaaridnimadu maaha qofka inaad qola uu yahay aad ugu mucaarido oo waa reer hebel aad tidhaahdo eewaxaweeyi inaad isaga fikirkiisa i iyo wax qabad la aan tii sa aad dadka usoo ban dhigto oo dhinaca kalana soo garabdhigto wixii aad uhayso umada ee isaga dhaama maaha inaad iska caytantaan oo umada aad kala dishaan dhanka kale qolada muxaafidka ah iyaguna marka wax laga sheego cida ay taageersan yihiin maaha inay qolo weeraraan ee waa inay layimaadaan siyaasad iyi fikir caafimaad qaba oo ay ku difaacaan hadiise reer hebel iyo reer hebel uun shekadoodu ay ka dhamaan waydo waa isma dhaan to iyo dhasheed ugudanbayn labadaba waxaan usheegayaa inay ugaaadaan inay dadka ay doonayaan inay isku diraan inay yihiin qoys wada dhashay ninka staana isagaa kudaali samroona harayba waala iskugu diri waayay waxba ha ku habsaamina
ilaahayna ha idin soo hadeeyo
Xishoodka ha lagu dadaalo halana joojiyo aflagadada beeluhu is caaayayaan waayo waxaan necbaan shiiyo ahayn keeni mayso, idinkoo aan is garaneynin caydaad iskugu soo qoraysaan umado dhan ayay kicinayaan oo sii kala fogeenayaan, marka ilmadeerayaalaw joojiya qoraaladan aad dabka ku shideysaan.saxafadu shay fudud maaha waa wax laga subxaanalaysto oo beelo dhan guba.
suldan sallax hargeisa
walalo ma fantaa hadii lasheego wanaag iyo xumaanta riyale kahin amase muxuu wadanka uqabtay ma guryo baanu udiranay oo uu faqrikaga baxayaa nin itaa kabalaadhan maa moodaynay waar madaxdu guryo kabadane ninku mawaxuu isku hastaa CAB DRIVER DALLAS ah mise …….?
aduunyadan madaxii mijo loo rogey ayan la, yabanahy ee ragii markey saylac yimadeen gacanta soo tagan jirey ay manta maxamed case ay wax ka, shegayaan soo aduun gaodon maha makahiloow^miyaad ilaowdeen geeli maxamed casaba meel kala waa waSE hala yar kaba shagla,ah
Waxaan leehay kuwa taageeraya Dahir waxaad tihiin Cadawga Gobolka Awdal ee rarada qoyan ee idin saaran iska tuura Dadka u dhashay Awdlna waxaan leehay ka fekera Jaziirada Sacad-Diin ee laga Iibiyey Reer DjABOUTI sidii aan uga horjoogsan lahayn Gobol SALAL la yidhaa iyo mid Gabiley la yidhaa anigu ma aqoonsani Awdal waa Zeiylac ilaa Gabiley waa Awdal ee Dahir iyo inta taageersanba xoog halagu muquuniyo waayo danta Gobolka waxba uma hayaan waxaan kale oo aan u digayaa inta caayeysa Makaahiil aniga ayaa Makaahiil ka dhashay marabo in lacaayo nasabkayga ee sheekada ha iaga xumaynina hadii kale Dahirbaa inaga guulaysan doona nabadeeeeeey
KU.-DHAMAAN AKHRISTAYASHA HALKAN KA XUN DOODAN IYO HABSAMI WANAAGA SAXAAFADA AY KU LEEDAHEY XORIYATULQOWLKA.WAXANA U SHAGAYA INTA HADALADA XUNXUN TIDHI IYO INTA SO WADATABA AAD U TIHIN XOR AFKIINA BALSE AYDIN LA YAABIN WALAALKEEN HADII UU SOO BANDHIGI DOONO TAARIIKHDII KA BILAABATEY FUJAANKA QARAFADA AHAA KUNA DHAMAATEY HANTI BOOB WAAYO WALIGII FUJAAN SIDUHU KAMUUSAN DHARGIN SI XALAAL AH LACAG UU SOO SHAQEYSTEY. HADABA WLAALAYAAL TAARIIKHDU
WA MID JIRTA JIRINA DOONTA LANA QORAYO NIN WALIBA HALKU KA YIMI FROM ( DABA BUUR ILAA HARAWO ) IYO INTAAN ILAAWEY ILAAH HA ILAAWEE WAA OROMA NA SHEEGATA WALEE……. MIDA KALE WAXAD OGAATAAN DAAHIR INUUSAN AHEYN HALYEY BALSE UU YAHEY SHAQSI KU HELEY NASIIB TITELKA HOGAAMIYE IYADUNA AY KU JIRTO TARIIKHDA OON LA XAQIREEN
DADKA KU FAANAYA IN DHUL LA LEEYAHEY LAGU FADHIYANA WAXAD OGAATAA INAAD ODEYGI UGU HOREYEY EE FULUNFULADA KA SOO DIIQEY LA YIQIINEY (ALAHA U NAAXRISTE) DADKAN AD LEEDAHEY ( MAXADCASE) na AY YIHIIN KUWII DIINTA IYO FUJAANKABA IDINKA DHIGEY………………………….. anoon soo koobeyn aflagaadada ka daaya qoraga waa u xor xogtiisee.
kulan wacan
qaldaanoos@hotmail.com
dhammaan waad salaamantihiin dhalinyaro. in dhibaato weyni la soo deristay anu ilaahay ku keenin laakiin ay ku keeneen madaxdii ay dhaleen ee doorteen. samaroon maanta dhibta u jiro, wuxu ka fiicnaa wakhtigii gumaysigii. waxana ugu wacan laba nin.
1. Cabdiraxmaan Aw Cali oo cadaawe u soo raacay, dadkiisiina laayey, qixiyey, dumiyeyna magaalooyinkoodii sida: dila, idhanka, iyo degaanada xeebaha. makii madaxnimada u qabtayna samaroonka kala qaybiyey una kala eexday.
2. Daahir Rayaale oo ina cumar geelle ka garaadbadiyey dalkiisiina ka iibshay. waxa kaloo isna u raacay dhabbadii ina aw cali jeexay oo dadkiisii wuu kala eexday, dhiigii tolkiina wuu qariyey ee kalabaydh lagu laayey, maamulkana 12 kursi ayuu ogolaaday in smaroon u siiyo isagaana gacntiisa ku saxeexay.
Haddaba, dhibaatooyinka xaddigaa leh ninka sameeyey haddii xumaantiisa la sheego amma ina aw cali ha noqoto amma ina Rayaale in dadkaa qaar ay yidhaahdaan maxaa wax looga sheegayaa, amma waa la qabyaaladaynayaa waa khalad.
daka iyaguna labada tuug wax ka sheegaya inay qolada ay ka dhasheen labadan nin (jibriil yoonis) ay ku aflagaadoonaanna waa qalad oo laga dhigo arinta waxa jibriil yoonis u dhanyahay amma makaahiil dusha laga saaro. ina qolada qaladka saaraysa labadan ninna loo arko inay arrin maxamadcase ka danbeeyina iyaduna waa qalad. waayo dhibtu waa mid samaroon wada saamaysay oo haysata reerkay doonaanba ha ahaadeene. waxana wanaagsan in samaroon ahaan loo wada waajaho inagoo gacmaha is haysanna.
Rayaale iyo toona waxay inaga dhimaan mooyaane wax horumar ah oo adal ay ka sameeyeen walaalayaalow ma jirto. waxa loo diidanyahayna maaha qabyaalad ee waa waxqabadkooda oo liita iyo dhibaato ay inno horseedee.
inagu inta halkan wax ku soo qoraysaa shacab ayaan nahay, shacabkuna inu dhibta ka baxao ayaan la rabaa, markaa waxba qabyaaladi yeyn idin qaadin ee si guud arrinta ha loo wada arko ayaan ninnaba qalad lagu gargaarin samaroon reerkuu doonaba ha ka ahaadee, dheef iyo dhibaataba nin madax ihi wuxu mutaysto ha lagu xaq siiyo.
Jibrril yoonisna mid baan odhanayaa. iyaga waxan leehay ilmadeerayaal madaxxumo ayaa samaroon guud ahaan idinku dhintay, xataa idinka qaarkiin ayaa dhibta nala wadaaga oo raggan waxba an ka dheefin kuna qabin, kaligii ducayste iyo kaligii cunaba ilaahay ka aqbalo labadan ninna waa sidaa ee dadka walaalihiina ee samaroon nin iyo laba toona ha ku seegina dadkana ha uga bixina oo cadow ha u arkina dadka dhibtaa taabatay oo ay ka hadlayaane. haddaad Rayaalaa hadda joogee ad qabanaysaanna bal waxba samaroon ha ka qabanina e idinkuba iska qabta illayn dhibta waad nala wadaagtaane.
guul iyo midnimo samaroon
allahan inna garansiiyo
horta waxan salamay dhamaantiin. waxan idiin sheegayaa arimahan wax way ka jiraan lakiin maaha dee in qabiil loo tiriyo rayaale waa shakhsi, waxa uu dhacayna dee cid kale waxba kama siinayo in u dhow iyo in u dher toona, ta labaad waxani waa xaaraan taasina meel ma gaadho oo wa la ogyaay hadii ay isaga ka soo bixi waydo de caruurtiisa uunbay ka soo bixi , qofkasti wax wu dhcii kara lakiin waxa is waydiin leh ma xaraan baa mise wa xalaal taas ayaana daahir ka maqan, ilaahy ha hanuuniyo, wax qarsoon maahin oo bad iyo bari dee meel kasta gacanta ayuu gashay, aduunyada meelo badan o ka midaina wuu dhigatay lakiin hore ayay u sooamreen aduunkan dad badan oo madax ah oo intay wadankooa lcag ka dhacaan hadana iayaga laga sii dhaco, lakiin ninkii nool waynu eegi halak ay la gasho xaraantaasi, dee reer somaliland oo dhan ayaa og shayga ugu horeyaa ee lagu dhaliilaa wa taas. hadii aan ku gafay ilaahow iga cafi.
waxa la yidhi talyaanigii ciidan xumuu u jabay, jibriil yoonis na madax xumuu u jabay. dhibaatada waxa dhigayna sida mataan sheegay waaRayaale iyo tolwaa. jibriil yoonisow madaxnimo habaar baa idin kaga dgacay, dhibaatdiina 18 kii sanno ee u danbeeyey samaroon wataa wada taabatay, dib dane waa idinka mamnuuc mar haddii wax shaadhcadiba anu idinka dhalanyn, abu danbas mooyaane.
suldaanow, cadaw jibriil yoonis an ahayn ba samaroon ma laha, walaal cadawga ku soo raacaya naf malaha ee waraabe ha cuno
Rashid daud, walaal xukun iyo ninka haya lama diidana, waxa la diidanyahay dalkeena anu an leehay ee aduu ad leedahay ee samroon oo dhammi wada leeyahay siduu nin kale u siin karaa ina Rayaale, muxuu 13 kursi oo samaroon horeba cigaal ugu diiday aw inno siiyey.
waxa laga hadlayaa waa taa walaal ee caqliga fur. daahir waa nin walaakayo ah oo lama diidana laakiin siyaasaddiisa ayaa la diidanyahay oo samaroon ku jabay. maalintii gumaysigu dalka joogay maantuu samaroon ka liitaa. sheekadu waa taa walaal ee wax faham