Ciid Mubaarik – Kulu Caam Wa’antum Bi Khayr –

ciidMubarik

Ciid Mubarik – Bahda SayliciPress.Net waxay akhristaayasha, weriyayaasha, tafatirayaasha iyo taageeriyaasha shabakada uga baryeysaa in ilaahay sanadka sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo iyo caafimaad waara siiyo - aamiin – waxaan sidoo kale ilaahay uga baryeynaa in ilaahay ka dulqaado maamul xumada ku habsatay umada Somaliland – oo uun ilaahay umada ka dhigin kuwii lagu salido hogaamiye aan ilaahay ka baqayn oo sharaftoodaba iyo hantida shacabkaba wiiqa….aamiin

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.