Hanbalyo – Boqorka Cumar Macalin Abubakar iyo Boqorada Jawhara Sh. Cabdiraxman Awgamboole

Dhamaan dadka Hoos ku qorani  Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka    Boqorka  Cumar Macalin Abubakar   iyo  Boqorada  Jawhara Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 25 December  Hotel Rays magalada Boorama  Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin Anago kala ah:

Hooyo Cibaado Axmed Samaale
Habo Madiino Barkhadle Sameele
Habo Xabiiba Barkhadle Samaale iyo caruurteeda
Abtiyo Cali Axmed Samaal iyo caruurtiisa
Abtiyo Cabdi Barkhadle Samaale  iyo Caruurtiisa
Dhamaan reer Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole
Dhamaan reer Siciid Awgamboole
Dhamaan reer Cali Awgamboole
Dhamaan reer Jamac Awgamboole
Dhamaan reer Jaamac dharaar
Dhamaan reer Nuur Dubad Deer
Dhamaan reer Maxamed Dubad Deer
Dhamaaan reer Farax Dubad Deer
Qadiija Dubad Deer iyo Caruurteeda
Barni Dubad Deer iyo Caruurteeda
Waxaan leenahay noqda kuwii iska wara ubad khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano amiin amiin .
Abdikarim  abdirahman Osman

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.