Kulu Caam Wa’antum Bi Khayr – Sanad Wacan oo Wanaagsan!

SAYLICIPRESS USA & CANADA – Bahda Saylicipress waxay dhamaan akhristayaasha, taageerayaasha, muwaadiniinta, aqoonyahanka, dhalinyarta, haweenka, caruurta,  culumada, iyo cuqaasha Somaliland u tabinayaan hanbalyo iyo inuu ilaahay sanadkan 2010 ka dhigo kii wanaag inoogu badala dhibaatada dalka Somaliland gaadhay; xukuumad xumada, cunoqataynta, dhul boobka ilaahay haka dul qaado oo maamul caadil ah ha’ku badalo. Ilaahay intii caafimaad qabta ha u siyaadiyo, inta buktana ha shaafiyo, inta nool ilaahay danbigooda ha dhaafi, inta dhimatayna ilaahay ha u naxariisto…aamiiin aamiiin -

SAYLICIPRESS.NET

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.