Digniin ku Socota Dadweynaha Reer Jabuuti ee Degan NORTH AMERICA AND EU (YURUB)

WAXAYNU WADA OGSOONAHAY IN DAD FARA BADAN OO KA SOO JEEDA  dalka jabuuti ay qaxootinimo soomaaliyeed ku joogaan dalalka reer galbeedka iyagoo isku dhiiba inay yihiin qaxooti soomaaliyeed.

Baryahan dambe waxaa batay is muujinta inay yihiin reer jabuuti taasi oo ay bilaabeen markay qaateen jinsiyadaha wadamadaas.
hadaba waxaa baryahan bilaamay oo ka howlgalay wadamada reer galbeed ha u badnaato nord america iyo britain niman ama shaqaale fara badan oo soomaaliyeed oo DHAR CAD AMA SIRDOON AH kuwaas oo u shaqeeya dawladahaa waaweyn.

Hadaba maadaama ay badatay is muujinta beesha degaankeedu yahay ETHIOPIA laakiin soo qaatay waraaqaha jabuuti ka dibna ku galay wadamada reer galbeedka in wixii imika ka dambeeya baadhiaan lagu samaynayo,iyadoo hawsha ay qabanayaan shaqaale soomaaliyeed iyagoo tagi doona meelkasta oo xaflad dadka reer jabuuti ay ku qabanayaan iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah oo lugu ururinayo sawirada dadkaas ka dib la soo saari doono sharciga uu dalkan ku joogo.

Waxaa kalifay arintan inay ka wada hadlaan sadexda dawladood MARAYKAN, CANADA,IYO UK  baryahan dambe waxay ku abtaan xuska waqtigii xornimada jabuuti  taas oo markay baadheen dawladahani aanay dalkooda ku OGAYN  INAY DEGAN YIHIIN SHACAB KA SOO JEEDA JABUUTI.

Waaxda socdaalka ee wadamadan ayaasi qoto dheer u baadhay inay joogaan dalkooda wax qaxooti reer jabuuti ah oo loo aqoonsaday qaxootinimo taas oo aan jirin iyo sidoo dad soo haajiray oo si sharci ah u soo degay dalalkan oo iyadana waa la waayey ka dib waxay AMAR KU BIXIYEEN in si adag loo soo ogaado inTA AY LE,EGYIHIIN DADKA KASOO JEEDA JABOUTI  iyadoo dhamaan haddii lagu helo inay yihiin reer jabouti  sharciyada laga qaadi doono loo celin doono jabouti.

Laamaha sir doonku waxay si weyn u sugayaan xafladda  27/06/ taas oo ah maalinta xornimada jabuuti qofkasta oo halkaa yimaada ama u dabaaldegaya calanka jabuuti si heer sare ah ayaa loo duubayaa sawirada dadkaas waxaana laga baadhi doonaa laanta socdaalka hawshana waxaa fulinaya soomaali u shaqaysa dalalkan  reer galbeedka markaa waa in aad taxadirtaan.

yaasin  cali
nord london
uk

Filed Under: Opinion

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.