Hanbalyo: Umalkhayr Cabdiraxim Xuseen oo Shallay ku Dhalatay Dalka Canada

Bahda SayliciPress waxay hanbalyo u diyarayaan Cabdiraxim Xuseen iyo Fadumo Xaashi oo gabadhi ugu dhalatay magaalada Calgary, Alberta – ee dalka Canada; gabadhana waxa loo bixiyey Umalkhayr. Ilahay haka dhigo gabadhii diinteeda, dalkeeda iyo dadkeeda anfacda – aamiin

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.