Hambalyo iyo Bogaadin ka socota Jaaliyada Buuralayda iyo Baddacase ee degan UK

Annaga oo ah Jaaliyada Buuraleyda iyo Badacase ee gobolka Awdal degan wadanka UK, waxanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Eng.Cabdirahaman Cabdillahi Ismaaciil (Saylici) oo ku guuleystay jagada Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka doorashadii 26kii June/2010 iyo dhammaan shacbiga reer Somaliland iyo taageerayaasha xisbiga Kulmiye guusha soo hooyay meel ay joogaanba.

1 Prof Ahmed Xaji-Ali Biddar
2 Dr Ahmed Ibrahim Mumin
3 Dr Abdijibaar Maxamed Rabileh
4 Abdiqadir Hassan Rabileh
5 Aden Maxamud Cilmi Babulo
6 Abdiqani Yusuf Catteye
7 Abdixamid Abdi Farah
8 Abdixakim Dahir Cilmi
9 Abdo Said Olhayeh
10 Aden Ahmed
11 Ahmed Ibrahim Egueh
12 Sicid Muse Xusen
13 Hassan Ahmed Cilmi
14 Hassan Yonis Catteye
15 Maxamad Yonis Catteye
16 Husen Dahir
17 Yusuf Cilmi Addiib
18 Sul Yusuf Cali Cilmi
19 Maxamad Farax Sharif
20 Ziad Maxamud Cilmi Babulo
21 Maxamad Farah Cigaal
22 Jaamac Dahir Cilmi
23 Jamaal Hassan Rabileh
24 Suleeman Aareh
25 Cilmi Ahmed Ibrahim Montekarlo
26 Khadiir Muse
27 Libaan Jaamac Rabileh
28 Qassim Muse Aareh
29 Abdiraxmaan Farax Shuun
30 Maxamad Farax Shuun
31 Bashir Abdi Mumin
32 Farxaan Maxamad Taani
33 Roobleh Caydiid Maal
34 Sayid Cali
35 Ziad Cilmi Dhambiil
36 Nuuradiin Osman
37 Abdirazak Osman Dhidar
38 Kulmiye Jaamac Rabileh
39 Ilyaas Barkhad
40 Dr Malyuun Dahir Cilmi
41 Luul Maxamad Robleh
42 Xawa Cige
43 Suldaan Mahdi Ahmed Bristol
44 Fadxiya Cali Cilmi
45 Zakariye Husen
46 Xamud Khayreh
47 Maxamad Hassan Cawaleh
48 Abdi Hassan
49 Diriye Dahir
50 Dahir Ismacil aw-Dahir
51 Ifraax Ahmed Cilmi
52 Maxamud Abdilahi Jamaac Shanle
53 Yasin Farax Abdi
54 Omar Jaamac
55 Abdi Ismaciil
56 Ibrahim Husen Muse
57 Abdiraxmaan Shirwac
58 Cawaleh Shirwac
59 Mustafe Chide Badmaax
60 Xalimo Micaad
61 Xalimo Xamud
62 Ziad Cige
63 Yasin Shide Badmaax
64 Abdillahi Jaamac Urdhiin
65 Mukhtaar Abdi Birmingham
67 Abdiraxaman Shaydafidiis
68 Ahmednuur Husen
69 Ismaciil Abdi Mumin
70 Farax sh-Hassan Badeed
iyo qaar kale badan oo magacooga halkan lagu
soo koobi karin.
 
Gud, Jaliyada UK

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.