hambalyo iyo bogaadin ku socoto madaaxda cusub Cabdiraxman Saylici iyo Axmed Siiraanyo
jaaliyada reer awdal /gabilay ee ku nool dalka masar dhamaantood waxay hambalyo iyo tahniyad u dirayaan madaxwaynaha hada jagada madaxtooyada loo doortay mudan axmed maxamed maxamuud (siilanyo) iyo ku xigeenkiisa eng/cabdiraxman c/lahi ismacil (zeylici) waxan idinleenahay soo dhawaada guusha aad ku guulaysteen hogaaminta dalka shanta sano ee soo socota mabruuuk alf mabruuk waxan kaloon hambalyo iyo bogaadin u diraynaa madaxwaynihii hore ee dalka mudane daahir rayaale kaahin iyo ku xigeenkiisii mudane ahmed yusuf yasin
1.dr.axmed saciid tukaale
2.dr.Ahmed naaji sh.ibrahim bakale
3.cabdilqaadir muxumed dhiirane
4.ENG.maxamuud cabdi jamac(sudani)
5.dr maxamed muuse x.farax
6.muxiyadiin ahmed xasan
7.muxiyadiin ibrahim qowrax (dhegjar
8.luula cabdilaahi orax
9.mukhtar muuse tubeec
10.ENG.faarax cusmaan dahir
11.hinda ibraahim nuur
12.eng.mustafe bahal
13.layla maxamed cali
14.cumar askar diiriye
15.ciise muuse bashiir iyo xaaskisa
16.warsame xaashi axmed (dadarlaaye)
17.foosiya mucalin cumaan tawakal
18.ilhaan cabdi faraax
19.maxamed cabdi rabiile
20.mukhtar muse tubeec
21.fadxiya muumin caare
22.xawa cusman caydid
23.saciid cusman caydid
24.cusmaan saciid aye iyo xaskiisa khadra
25.cabdil fataax xashi cateye
26.cabdiqani cilmi
27.aamina maxamed cali
28.abiib awcali yuusuf
29.cumar yuusuf suldaan
30.ibraahim muuse hami
31.cumar mahdi
32.kaaha cali araye
33.guule cabdi rabiile
34.maryan maxamuud habane
by mahamud abdi
Filed Under: Hanbalyo




Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto















