Hambalyo iyo bogaadin jaaliyadda Maxamadcase ee UK ay u dirayaan Madaxda Cusub
Annaga oo ah Jaaliyada Maxamadcase ee gobolada Awdal, Selel iyo Gabiiley ee degan wadanka UK, waxanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Eng.Cabdirahaman Cabdillahi Ismaaciil (Saylici) oo ku guuleystay jagada Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka doorashadii 26kii June 2010 iyo dhammaan shacbiga reer Somaliland iyo taageerayaasha xisbiga Kulmiye guusha soo hooyay meel ay joogaanba.
1 Abdillaahi Arre
2 Xoosh
3 Suldaan Mahdi
4 Hassan Ceelabe
5 Nuur Buux
6 Mohamud Dahiir Farah
7 Asad
8 Ibrahim Dahiir Cilmi
9 Mohamed Ibrahim Houssein
10 Wacays Geeldoon
11 Abdirahmaan Atteyeh Gaboobe
12 Abdisalaam Atteyeh Gaboobe
13 Houssein aw-Saiid
14 Abdirashiid Xoogsade
15 Ahmed Ali Warsame Birikoo
16 Barkhad Xoogsade
17 Abdilleh Jaamac
18 Ilyaas Cilmi Addiib
19 Ali Farah Daoud
20 Hassan Houssein Ali
21 Idriss Timo
22 Ahmed Farah Igaal
23 Warda Jibriil Amin
24 Hassan Houssein Egueh
25 Said Ali Warsame Biriko
26 Nimca Geedi
27 Fadxiya aw-Said
28 Bahja Abdi Farah
30 Maryan Geedi
31 Sacaada Geedi
Afhayenka Jaaliyadaha UK
Filed Under: Hanbalyo




Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto















