HAMBALYO HAMBALYO GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX

waxan hambalyo balaadhan u diraynaa carooska mudane mustafe ismacil farax caroosada marwo hodan xusen aaden oo dhawaan caroosku ka dhacay switzeland waxaan ilahay uga baryaynaa kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiin aaamiin

dadka hanbalada diraya oo ku kala baahansan daafaha dunida oo dhan
1.ibrahim muuse hami
2. caydaruus abdirahman awjibril
3.cabdifatax cali sahal
4.liibaan cali jamac
5.maxamoud hasan (kirix)
7.cabdi maxamed ( cabdi dheere )
8.amin cali jamac
9.abdiraxman axmed awabdi (gaagale)
10.abdeq cabdilahi miicaad
11.maxamed saleebaan abdi
13. maxamed cabdilahi aden

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.