jaaliyadda reer maxamed ee ku dhaqan ingiriiska oo tahniyad u diraya wasiir cali xaamud jibriir

Anagoo ah jaaliyadda reer maxamed ee ku dhaqan dalka ingiriiska waxaan tahniyad u diraynaa walaalkayo CALI XAAMUD JIBRIIR  oo  noqday wasiirkii ugu da,da yaraa ee ka qayb gala golaha wasiiradda labaatankii sanno ee ay  somaliland xorta ahayd.

Cali wuxuu ka mid ahaa taageerayaasha xisbiga kulmiyae kuwa safka hore ugu firfircoon maskax iyo maal iyo muruqna galiyey sidii xisbiga kulmiye xukunka gacanta ugu dhigi lahaayeen.
Wasiir cali xaaji xaamud jibriir waxaa uuka mid yahay 26 wasiir ee dalka maamulaya isagoo ah nin wax ka bartay dalka ingiriiska aqoontiisuna ay aad u sarayso ayaa madaxweynaha cusubi wuxuu u magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare.
waxaa tahniyadeynaaya wasiir cali xaaji xaamud jibriir qaraabadiisa iyo ehelkiisa jooga dalka ingiriiska .
1-SULDAAN YUUSUF CALI CILMI
2-CILMI AXMED
3-MUKHTAAR COLMADOW
4-SALEEBAAN DAAHIR
5-KHADIIR MUUSE
6-XUSEEN SALEEBAAN DAIHR
7-QAASIM AARE
8-XUSEEN MAXAMAD
9-NAASIR IBRAHIM RIIRASH
10-CAABI SICIID CISMAAN
11-KENADIID SICIID CISMAAN DUCAALE
12-SHIINE SICIID CISMAAN DUCAALE
13-ABIIB AXMED YUUSUF
14-KHADAR ISMAACIIL QAMAAN
15-BASHIIR YUUSUF
16-CISMAAN DUCAALE JIRIIR
17-CABDIFATAAX MAXAMUUD
18-CUMAR DANHAAG
19-CABDILLAHI AXMED AARRE
20-KHADAR CABDI DUSIIYE
21-SAMAALE CABDILLAHI
22-MUKHTAAR MAXAMED CABDILLAHI YAASOO
23-MAXAMED XASSAN CADAR
24-MAXAMED AADEN CAMESH
25-MUSTAFE AADEN CAMESH
26-YUSUF AADEN CAMESH
27-MAXAMED IBRAAHIM XUSEEN
28-MAXAMED ISMAACIIL
29-AXMED ROOBLE
30-MAXAMED CABDI DUGSIIYE
31-MAXAMUUD DAAHIR
32-CABDILLE CALI TALYAANI
33- XASSAN CAGDHOODHE
34- JAAMAC AFRIKAAN
35-FATXIIYA CALI CILMI
36- XALIIMO MIICAAD
37- FOSIYA MUUSE HUFANE
38-KHADRA ROOBLE
39- FOOSIYA DAAHIR JIILANE
40-KHADRA ADEN CAMESH
41-FADUMO MAXAMED KAAHIYE
42-IFRAAX MAXAMED QAMAAN
43-HODAN ABUBAKAR SHEEKH
44-IFRAAX CABDI
45-CAASHA CALI WACAYS. 
 
IYO DHAMAAN BEESHA INTA AAN HALKAN AAN KU QORAN
 
LONDON UK

Filed Under: Hanbalyo

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.