Guulaystayaalow Geediga Wadaay! Geb Boarding School

GEB – Dusiga Sare ee Geb – oo Lagu guulaystay ilaahay fadligii in iridaha loo furo. Halkaas oo kumanaal arday ah oo usoo haajiri jiray ilaa iyo caasimada gobolka Awdal ee Baki iyo degmada Borame kaga baaqan doonaan oo ay fursad u heleen inay waxna bartaan reerkana hawsha la caawiyaan. Wakhtiyada abaaraha ayaa kalifi jirtay in xoolo dhaqatadu guuraan oo aay biyo iyo baad u raadiyaan xoolaha taasina ay keeni jirtay in caruurtii lumiyaan wakhti dugsiyeedkii iyagoo la boqoola xoolaha.

SayliciPress.net

Geb, Selel

Filed Under: News

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.