Hanbalyo – Meher Wacan

Hambalyo Meher:  Dhamaan Dadkan Hoos ku Qoran waxay Hanbalyo  u dirayaan Boqorka Mohamed Abdilaahi Samatar iyo Boqorada Hana Daa,uud Cilmi.  Labada Labaane Oo Meherkoodu Ka Dhacay  magaalada Borame gaar ahaan Hotel Rays 09/08/2010 kuwaasi oo Leh Noqday kuwii ubad Khayr qaba Kala He oo Gurigeeda Lagu Nastoo Lagu Liibaano …Amin Amin

 1.Hooyo Safiya  Cllaahi Aadan
 2. Habo Caasha  Abidlaahi  Aadan
 3.Adero sh,cllahi sh,cali jawhar.
 4. Hooyo  Cibaado Huseen Tukaale.
 5.Aabo cllaahi samatar.
 6.Hodan Daa uud  Cilmi.
 7.Ahmedwali Cumer Muumin.
 8.Asma sh,clhaali sh cali jawahar.
 9. Dr clrashiid Daahir Aaye.
 10.Clqadir sh, cllaahi sh cali jawhar.
11.khadar sh,clhaali asra sh.clhaali.
12. sh.saleebaan siciid  cali.
13.Abtiyo xaamud cllaahi aadan.
14.Abtiyo clrashiid cumar samriye,
15.Abtiyo Maxamed Cumar Samiraye 
16.Habo Raxma faarax cigal .
17.Habo faysa cumar.
18.Canab Maxamed Xasan 
19.clwahaab faarax kaamil,
20.clqani daa uud cilmi ,
21.Kaamaal Daauud cilmi
22.Umalkhayr daa uud cilmi ,
23.liibaan ismaaciil muumin
24. mukhtaar cumar muumin,
25.shugri ismaaciil muumin
26.Abokor cumar muumin,
27.Bushra Daahir Abdilaahi
28.Maxamed Aw Jibriil faahiye.
29.Malyuun Xaamud cllaahi ,
30.Abiib cllaahi cilmi ,
31.Cilmi Mahamud cilmi,
32.Siman fahmi,
33.clshakuur ismaaciil muumin
34.Ahmed xaamud cllaahi,
35.Caasho abdi dhinbiil,
36.Ahmed Ibraahim Saxan,
37.Haweeya Abdi Saban,
38.Mahmed Cabdi Madar,
39.Foosiya Cumar  Muumin
40.Jamal Abdilaahi Aamin.
Dhammaan Dadkani oo ka mid ah jaaliyadaha Gobolada Awdal iyo Salal  ee ku nool wadanka Norway waxay sidoo kale hanbalyo u dirayaan meherka Boqorka Maxamed Abdilaahi Samatar iyo Boqorada Hana Daa uud Cilmi .

Waxayna Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda iyo dadkoodaba anfaca.

Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Nabiga C.S.W ee ahayd.

Baarakalaahu Laka Wabaarakalaahu calaykum Wajamaca BaynaKumaa Filkhayr…
 

1.Abdiraxman Xuseen Ciise,Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
2.Maxmed Ali Sharif, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
3.Maxamed Daahir Maydhane, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
4.Ramadaan Abdirahman Iyo Xaaskiisa
5.Abdishakuur Hasan Huseen Iyo Xaaskiisa
6.Mustafe Cabdi C/Laahi (Meeyo),xaaskiisa iyo caruurtiisa
7.Abdi Nuur Maxamuud( Ina Jujub)
8.Abdiqaadir Xasan Abdilaahi
9.Faarax Sharif Geedi
10.Khadar Aadan Nuur
11.Kamal Yaasiin Ahmed
12.Haashim Ahmed Jibril
13.Abdirisaaq Ahmed Maal
14.Maxamed Ahmed Suldan
15.Abdisalaan Ayaanle Ismail
16.Ismail Ahmed Aaden
17.Abdinaasir Hassan Muumin
18.Wihiib Abdifanax

Aamiin…Aamiin …Aamiin!!!
By Haybe Omar

Filed Under: News

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.