amina cabdilaahi fariid oo deeq lacag ah la soo gaadhsiiyey

amina cabdilaahi fariid waxaa ku dhacay dhibaato weyn oo xagga indhaha ah, biyo ayaa kaga furmay indhaha ka dib waxay awood u weyday in ay iibsato wixii dawooyin ah .waxaa deeq mucaawino ah oo dhan 280 doolar soo gaadhsiiyey gabdhaha walaalaha selel/awdal ee ku nool luton iyo leicester dalka ingiriiska.hadaba qofkii ilaahay hortii wax ula baxayaa waa inuu ku hagaajiyo maamulaha shirkadda xawaalada ee qaranpress cabdilqaadir aden (dhegaweyne)telefoon lambarkuna waa 4452002 boorama.

Filed Under: News

About the Author

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.