Quljeednet.Com: Beelaha Makaahiil Ma Waxay Doormoodeen Inay Ogolaadaan In Sharaftii Ay Somaliland Ku Dhexlahaayeen Ay Asaan Afarta Qof Ee Ka Qaybgala Xafladaha Somaliland Lagu Xumaynayo?
Ninkii makaahiil ah ee arimo Gadabuursi udhaxeeya raba inuu ka arimiyoow waxa kuu haboon inaad ficiltanka Gadabuursiga dhexdiisa ah iska dayso… (QULJEEDNET.COM) Baryahan waxa jira arin jaahwareera oo lagu soo dhextuuray beelaha makaahiil aritaas oo xayaysiinteeda iyo taageeradeeda lagu soo daabaco looguna ol-oleeyo shabakadihii Makaahiilka ee sida ba’an utaageeri jiray Somaliland wakhtiyadii uu ka talinayay, [...]




Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto















