Saylicipress.net

The Land of Ahmed Gurey”‘ Qofka wax akhriya dadka faham buu dheeryahay
Subscribe

Archive for the ‘Fikrado-isku tagey’

Faalo: Mudane Rayale Marka uu Tago - Hargeysa Ayey ka Cabani?

July 12, 2008 By: saylac Category: Fikrado-isku tagey 1 Comment →

Waxa la’is waydiinayaa ibnu aadanku ma waaro waligii ee waxa dhici doonta maalin uu Dahir Rayale Kahin uu ka bixi doono magaalada Hargeysa oo ku foofi doono danihiisa gaar ah. Isagoo ka mid noqon doona shacabka caadiga ah ee dalka degan. Mudadaas oo noqon karta 6 sano kadib ama ugu badnaan sanad kadib.

Nabada Somaliland ayaa noqotay reer Binu Israa’iilkii ka dacwooday cuntadii bislayd ee ilaahay usoo dejinaayey

(more…)

What Makes You Feel Somali? Maxaa Kaa Dhiga Soomaali?

June 30, 2008 By: saylac Category: Fikrado-isku tagey, Warbixin No Comments →

Banka Giriyaad iyo xeebta SaylacBarnaamijyada ay dalka Canada Radio-ga ugu afka dheeri umada waydiinaayey ayaa ahayd; Maxaa Kaa Dhiga Canadian? Waxay ka hadlayeen waxyaalaha aad tabto marka aad dalka dibada uga dhoofto ee marlabaad kusoo noqoto adigoo soo arkay umado kale, dalal kale iyo hab nololeed kale.

(more…)

Odhaahda Akhristaha: Lixda gobol Huda Barkhad ayaa magacowdee lixdii Dahir miyey danbeeyaan?

March 26, 2008 By: mu Category: Fikrado-isku tagey No Comments →

Wararka naga soo gaadhaya Dalkii ayaa sheegaya in xaalada dalku cakiran tahay. Shaqada kaliya ee loo xayd-xaydtaa waa siyaasad. Qaar jeebka loo buuxiyo oo dawldau ku shaqaysato iyo qaar daba jooga. Shacabku in wax loo qabto wuxuu ka jecel yahay in nin reer hebel ah meel loo geeyo. (more…)