Archive for the ‘Hanbalyo’
January 01, 2010
By: adal
Category: Hanbalyo
No Comments →
SAYLICIPRESS USA & CANADA – Bahda Saylicipress waxay dhamaan akhristayaasha, taageerayaasha, muwaadiniinta, aqoonyahanka, dhalinyarta, haweenka, caruurta, culumada, iyo cuqaasha Somaliland u tabinayaan hanbalyo iyo inuu ilaahay sanadkan 2010 ka dhigo kii wanaag inoogu badala dhibaatada dalka Somaliland gaadhay; xukuumad xumada, cunoqataynta, dhul boobka ilaahay haka dul qaado oo maamul caadil ah ha’ku badalo. Ilaahay intii caafimaad qabta ha u siyaadiyo, inta buktana ha shaafiyo, inta nool ilaahay danbigooda ha dhaafi, inta dhimatayna ilaahay ha u naxariisto…aamiiin aamiiin -
SAYLICIPRESS.NET
December 26, 2009
By: adal
Category: Hanbalyo
No Comments →
Dhamaan dadka Hoos ku qorani Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka Boqorka Cumar Macalin Abubakar iyo Boqorada Jawhara Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 25 December Hotel Rays magalada Boorama Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin Anago kala ah:
(more…)
November 26, 2009
By: adal
Category: Hanbalyo
No Comments →

Ciid Mubarik – Bahda SayliciPress.Net waxay akhristaayasha, weriyayaasha, tafatirayaasha iyo taageeriyaasha shabakada uga baryeysaa in ilaahay sanadka sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo iyo caafimaad waara siiyo - aamiin – waxaan sidoo kale ilaahay uga baryeynaa in ilaahay ka dulqaado maamul xumada ku habsatay umada Somaliland – oo uun ilaahay umada ka dhigin kuwii lagu salido hogaamiye aan ilaahay ka baqayn oo sharaftoodaba iyo hantida shacabkaba wiiqa….aamiin
November 26, 2009
By: adal
Category: Hanbalyo
No Comments →
Mahad oo dhan ALLE ayaa leh. ILAAHA inaga dhigay Muslim, ILAAHA inagu tilmaamay inaynu nahay ummadda ugu kheyr badan ummadaha, Waxa nasiib leh inta Alle waafajiyey xajka sanadkan, ee hilow iyo qalbi furan ku ajiibay amarkii Eebbe, kuwa yidhi Labayka Allaahu Labayk. Allow adaan ku maqlay, waxaan u imid inaan fuliyo amarkaaga.
(more…)
November 16, 2009
By: adal
Category: Hanbalyo
No Comments →
Marwo: Rahma Nuur Cabdi oo ku nool cariga Sweden & mudane: Mustafe Ahmed Farhan oo ku nool cariga Newzeland oo meherkodu ka dhacay magalada Borama gar ahan hotel rays” labadi is adeece kala qaata amarkee isu uurnuglaada alla idinka tuugne aamin ku si dhaha aamin aamin” (more…)
November 07, 2009
By: adal
Category: Hanbalyo
No Comments →
Anaga oo kala ah ABDIRAHIM H.IBRAHIM IYO XAASKIISA, KOWSAR SHEIKH IBRAHIM, AHMED NUR SUGAL, ABDALLA JAMA, MUKHTAR ABDI AHMED, Waxaan hanbalyo u direynaa A.SHAKUR AHMED MADAR IYO SAFIYA ASKAR DIRIYE oo meherkoodu ka dhacey magalada GABILEY, ee Gobolka Waqoooyi Galbeed, SOMALILAND, Waxaanan leenahay hanbalyo – noqdana kuwii isku waara bash bash iyo barwaaqana ku noolaada AAMIIN.
November 05, 2009
By: adal
Category: Hanbalyo
1 Comment →
Hanbalyo – Bahda Saylicipress iyo asxaabtoodu waxay hanbalyo iyo bogaadin hawada u marainayaan saxiibkood Abdirizak Mohamed Madar iyo marwadiisa Khadra Mohamed Isaq oo uu wiil ugu dhashay magaalada Chicago, ee gobolka Illinois ee dalka Maraykanka. Wiilkaas oo loo bixiyeye Al-Bashir; wiilkii diiintiisa, dadkiisa iyo dalkiisaba anfaco ilaahay haka dhigo aamiin aamiin
October 14, 2009
By: adal
Category: Hanbalyo
No Comments →
Bahda SayliciPress iyo asxaabta Salalnews waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan Maxamed Cali Ciye oo uu wiil u dhashay wiilkaana loo bixiyey
Muscab Maxamed Cali – Ilaahay ha ka dhigo wiilkii lagu reeyey ee dalkiisa, dadkiisa iyo diintiiba anfaca …aamiin
September 20, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
CALGARY – Dhamaan shaqaalaha shabakada wadaniga ah ee SayliciPress waxay hanbalyo iyo bogaadin gaadhsiinaysaa akhristayaasha sharafta leh oo si wayn uga qayb qaatay sidii dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ay uga hirgali lahayd in “Xoriyatal qawlku” yahay xuquuq asaasi u ah umad walba oo aduunka ku nool sidaasi darteed ay haboon tahay in la xoojiyo in wanaaga la isku waaniyo shacabkana laga difaaco kuwa ka faa’ida dhibka umada.
(more…)
September 04, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
Anigoo ku hadlaya magacayga Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine) ,deganna carriga Ingiriiska,una
dhashay magaalada Tog-Wajaale,waxaan marka hore salaan sharaf iyo qadarinba mudan u dirayaa dhammaan shacbiga Somaliland,meel kast oo ay joogaanbba., Anigoo fursaddan ka faaideysanaya , waxaan mahadnaq iyo salaan u dirayaa dhammaan ,saxaafadda madaxa banaan ee Somaliland,oo runtii (more…)
July 22, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
Dhamaan reer Xaaji Muxumad Suldaan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay Hambalyo u dirayaan caruuska iyo caroosada C/qaadir Xasan C/laahi iyo Marwo Niciimca C/raxmaan C/laahi Ismaaciil oo
caroosku ka dhacay maalintii isniinti Magalada Borama goobta Rays hotel. Waxaana lee nahay isku waara ubad khayr qabana alle ha’inikala siiyo
AAmin AAmin AAmin
July 22, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
Anaago ah jaliyada Awdal iyo Selel ee degan dalka switzerland waxaan hanbalyo udiraynaa boqor c/qadir jamac cilmi iyo naciima maxamed obsiiye oo meherkoodu kadhacay dalka Sweden gaar ahaan nothshobin khamisti 16/07/2009 waxaan leenahay noqda qoskii isu waara ubad khayr qabana aamiin aamiin
dadka u hanbalyaaynaya oo dhamaantood jooga dalka switzerland waxay magacyadoodu kala yihiin:
(more…)
July 21, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
Dhamaan dadkan oo kala jooga dalka gudihisa iyo dibadisa
waxay Hambalyo u dirayan caruuska iyo caroosada Mudane
Maxamuud Hassan Hadi iyo Marwo Hoodo Jaamac Axmed oo
caroosku ka dhacay shalay Magalada Borama goobta Rays hotel
waxan le nahay isku wara ubad khayr qabana alaha inakala siiyo
(more…)
June 27, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Bille waxaan tahniyad iyo bogaadin hawada u marinayaa ABDIRISAAQ OMER BILLE IYO BARNI ABDIRAHMAN OMER EGAL oo wiil ugu dhashay magaalada minneapolis ee wadanka maraykanka. wiilkaas oo loo bixiyay Qays Abdirisaq Bille waxaan illaahay uga baryaynaa inuu noqdo kii anfaca dadkiisa ,dalkiisa iyo diintiisa. aamiin
Mohamed O. Bille
London UK
June 23, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
Congratulations From Somaliland Democracy Shield to the Speaker of the U.K. Parliament
(more…)
June 21, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
Dhammaan Dadkani oo ka mid ah jaaliyadaha Gobolada Awdal iyo Salal ee ku nool Wadanka Norway waxayna Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Mukhtar Anyaale Ismail iyo Idil Yusuf Ismail oo meherkoodu ka dhacay Wadanka Sweden gaar ahaan Magaalada Malmø 20/06/2009.
(more…)
June 07, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
1 Comment →
Hanbalyo ku socota Cumar Jamac Xuseen iyo Fardusa Xuseen Muse oo meherkoodu ka dhacay magaalada Sanca ee dalka Yemen. Waxaan ilaahay uga baryeynaa arooskii lagu nagaado ee ubad khayr qabana kala hela Aamiin.
June 06, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
1 Comment →

Congratulations on your new life!
Hanbalyo Aroos -
Nuh Amin and Safiya Ismael
Hyatt Amin and Hanna Amin
Said Nouh and Ladna Amin
(more…)
May 24, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
Dhamaan qaraabada iyo asxaabta reer Cabdi Bakal iyo reer Cabdilahi Dugsiye waxay salaan iyo bogaadin hawada u marinayaan faysal Cabdilahi Dugsiye iyo Sacaada Cabdi Bakaal oo meherkoodu ka dhacay magaalada Edmonton, Alberta ee dalka Canada; dhamaantayo waxaan ilaahay uga baryeynaa inay noqdaan reerkii lagu nagaado ee ubad khayr qabana kala hela aamiin.
(more…)
May 23, 2009
By: saylac
Category: Hanbalyo
No Comments →
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay maalinta xornimada Somaliland ee 18 MAY ayaa caawa fiidkii lagu qabtay HOTEL EFES ee caasimada Dhaka ee dalka Bangladesh..Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay waxa ka soo qayb galay ardayda Somaliland ee wax ka barata guud ahaan jaamacadaha ku yaal dalka Bangladesh
(more…)