Hambalyo iyo Bogaadin: Suldaanka Cusub ee Bahweynta Bahabarmuse Ku Dooratay Magaalada Lughaya.
Anaga oo ah Bahweynta Bahabarmuse ee kala degan wadamada UK, AMERICA, CANADA, SWEDEN, NORWAY, JABUUTI, KHALIISHKA, FRANCE, ITALIA IYO SOMALILAND, waxaanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa kuna taageeraynaa SULDAAN ABSHIR XAYD oo ah suldaanka cusub ay Bahweynta Maris iyo Aadan ee Bahabarmuse ku dooratay magaalada Lughaya maalinti Khammiistii ay taarikhdu ahayd 06/01/2011, islamarkaana waxaanu Ilaahay [...]




Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto















