Category: News
Saylicipress Radio:”Aniga ayaa Musharax ah ,Kuxigeenkayguna Waa Axmed xaaji Daahir” Ali Warancade
[Audio clip: view full post to listen]
Xisbigii Udub oo Kala Jabay iyo Garab Kamida oo Doortay Musharax Madaxweyne
Garabka UDUB ee Axmed Yuusuf Yaasiin oo Murashaxnimo Madaxweyne oo aan loo tartamin u doortay Jamaal Cali Xuseen Hargeysa (Saylicipress)- Garabkii xisbiga mucaaridka ah ee UDUB ee uu Hoggaamiyo Ku simaha Guddoomiyaha xibigaasi Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay murashaxooda rasmiga ah ee madaxweynaha u doorteen aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen.
Edmonton Homicides 2011
1. MOHAMUD MOHAMED JAMA The first of four Somali-Canadian men killed, Jama, 23, was one of two men shot inside the lobby of the Papyrus Restaurant and Lounge on Jan. 1, three hours into the new year. The other victim survived the shooting, but was uncooperative, police said. The killing remains unsolved.
Ethiopian Troops Enter Somalia, Take Control of Border Town; Residents Reported to Flee
NAIROBI, Kenya — Hundreds of Ethiopian troops poured into a western Somalia border town on Saturday, opening a new front against the militant group al-Shabab, which now faces hostile militaries on three sides.
Waxqabadkii Xukuumadda Siilaanyo iyo Saylici ee Sanadka 2011
Sanadkan sii galbanaya ee 2011-ka waxa xukuumadda Somaliland u hirgalay arrimo badan oo ka mid ahaa himilooyinkii, Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo kuxigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici iyo balan qaadkii qoraalka ahaa ee xisbiga talladda dalka haya uu ku galay olalihii doorashadii wadanka ka qabsoontay 26-kii bishii June 2010-kii oo murashixiintii xisbiga KULMIYE ay cod aqlabiyad ah kaga [...]
Somali Groups Suspend Wire Transfers From Minnesota
(Reuters) – A group of businesses that provide money transfers between Minnesota and Somalia said they had suspended their services on Thursday, forced into the move after a U.S. bank decided to shut down what they call a vital lifeline to the war-torn African country.
Prof. Samatar oo Rajo ka Muujiyay Mustaqbalka Soomaaliya, Kuna Baaqay in la is Cafiyo
Jimce, December 30, 2011(HOL) Nairobi , Kenya – Hogaamiyayaasha xisbiga Soomaaliyeed ee Hiil Qaran oo shir maanta ku qabtay Hotelka Laico Regency ee magaalada Nairobi ayaa ka hadlay safar ay dhawaan ku tageen magaalada Muqdisho iyo sida xal loogu heli karo dhibaatada Soomaaliya.
Imisa Urur Siyaasadeed Ayaa Isdiwaan Galiyay Somaliland? ?
Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka, ayaa ku dhawaaqay inay Arbacadii shalay ee taariikhdu ahayd 28 December 2011 si rasmi ah u soo afjareen hawsha diiwaangelintii urur-siyaasadeedyada cusub ee dalka ka abuurmaya, iyagoo sidoo kalena bedka soo dhigay tirada ururrada siyaasadda ee si sharci ah isu diiwaangeliyey.
Iran Ramps up War of Words with U.S. Over Strait of Hormuz: ‘Any Threat Will be Responded by Threat’
TEHRAN — A senior Iranian Revolutionary Guards commander said on Thursday that the United States was not in a position to tell Tehran “what to do in the Strait of Hormuz,” state television reported.
Wasiirka Dib-u-dejinta Somaliland Mudane C/risaaq Cali oo Ka Waramey Wixii Uqabsoomay 2011
Wasiirka wasaaradda Dib u Dejinta ee Somaliland Mudane Cabdirisaaq Cali Cismaan ayaa waxuu maanta ka Xog warramay waxqabadkii wasaaradda u hirgalay Sanadka 2011 ee Gabo gabada ah iyo Qorshaha ku tallo gal ee Sannadka cusub ee fooda inagu soo haya.
Soomaali ku Dhibaataysan Wadanka Holland Kana Cabsiqabta In Wadankii Lagu Cesho
dadkan waa 16 kamida 2000 oo qof oo soomaali ah oo dawlada holland sheegtay inay joojisay codsigooda magangelyo doon, waxayna mudaharaad ka bilaaben meelaha la iska dhiibo oo guryo kahor dhisteen , maanta oo khamiisa 14.00 duhurnimo ayaa loo qabtay inay mesha ka guuraan. lama garanayo waxa dhici doona hadii somalidu taas dhagaysanweydo.
MySomaliland.Com: QuljeedNet oo Qaadatay Kaalin Wax ku Ool ah oo Saxaafada Garabka Mucaaridka Adal u Baahnaayeen
Hadaba qoraalkaa maanta ay Quljeed qoreen ayaa cadaynaysa inay jiraan niman badan oo nasab ah oo qaadan kara hogaanka saxaafada beelaha Makaahiil oo uu Shaydaan AwFarax gaadhsiiyey meel aad u hoosaysa iyagoo umadooda u hogaamin kara dariiq toosan oo u dan ah beelaha Makaahiil, Samaron iyo reer Somaliland…Waa maxay ujeedada iyo goalka Harowo.Com Awfarax rabo inuu [...]
Shabakada Wikileaks oo Fashilisay Siro uu Bixin Jirey Maxamed Cumar Carte
Shabakadda ku caan baxday faafinta siraha dawladdaha ee Wikileaks, ayaa fashilisay siro uu si qarsoodi ah wadanka Maraykanka u sii jiray Maxamed Cumar Carte oo shalay urur-siyaasadeed la yidhaahdo Damal kaga dhawaaqay magaalada Hargeysa.
Xukuumadda SomaliLand Iyo Reer Awdal Oo Ku Tartamaya Dhamaystirka Jidka Muuse Rabiile ee Isku Xidha Borama – Hargeysa
Jidka u dhexeeya Dila iyo Borama ee Muuse Rabbiile Good ayaa waxa lagu soo warramayaa inuu meel fiican marayo, hawshiisuna si xowli ah u socoto, masaafadda dhimanna waxa la sheegay inay tahay 10 KM.
Africa Initiative Exchange Program
The Africa Initiative exchange program supports short-term academic placements through grants for Africans and Canadians undertaking research on Africa.
Shabakada Harowo.com oo ka Been Sheegtay Gabadh Bahaberceli ah oo Degan Wadanka Holland.
24kii december 2011 waxay shabakada dhibta , cayda iyo kala gaynta ku caan baxday ay soo dhigtay bogga hore, cod iyo magac aan islahayn oo laga been abuurtay gabadh Bahaber Celi ah oo marwo oo degan wadanka Holland taas oo codka hadlayaa isku sheegay in uu yahay aamina muuse oo bahaberceli ah una jawaabaysa gabadh [...]




Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto















