Category: News

Jawaab: Shabakadda Ina AwFaraxeey, Gar iyo Gardarraba, Maanta Laga Bilaabo, Jidkaasi waa Jidkii Muuse Rabiile Good ina Dhagax iyo Dhuxullana Waxba Laga Weydiin Maayo

Jidka Borame Ilaa Jabuutina Gen. Yusuf Talin Baa Loo Bixiyey! Hanbalyo AUN Halyeygii Talan Shabakaddan bulaacada ah ee harowo.com iyo kan afka qudhmuunlee qoraba waxaan leehay, horta  la isma xaasidee, Muuse rabiile wuxu ahaa nin eheludiina, daacad ah, haybad, karaamad iyo sharafna u dhashay. Wuxu ahaa nin dadkiisa waxbadan u qabtay wax isaga dhiba mooyaane cid isaga [...]

Shabakadan Qashin Qubka ee Harowo.com ee ka soo Dhexbaxday Shabakadihii Somalida oo Dhan, Khalqiguna la Yaabay Laga Yeeli Maayo inay Saxaafada u Macneystaan Cayda Gadabuursiga Sharafkale een Reerkiina Ahayn

Taariikhdu maaha wax la minguurin karo lagana sineysan karo oo shabakadan dhillada ah ee harowo.com siday doonto maalin qof ay uga qori karto. Xaaji Cumar iyo reerkoogaba waa la yaqaan waana nin asala ah oo kasoo jeeda Curadkii Samaroon oo laga heybeysto. Taariikhda dhabta ah ee Xaaji Cumar cabdi Cigena, sida ILaahay igu ogyahay waa [...]

Hanukkah: Ciida Dadka Yuhuuda oo Markii Ugu Horaysay Jabuuti Lagu Qabtay-This year, the Temple Added Djibouti, on the Horn of Africa 6,813 miles from Belmont, to the List

For the seventh year, the Brotherhood at Beth El Temple Center has shipped Hanukkah celebration packages to Jews serving overseas with the US military. The holiday begins in 2011 at sundown on Dec. 20. Last year, 200 packages went out to Iraq, Afghanistan, Kuwait, Korea, Germany, Turkey, and the USS George Washington and the USS Abraham [...]

U.S. Considers Combating Somali Militants’ Twitter Use

NAIROBI, Kenya — The United States government is increasingly concerned about the Twitter account of the Shabab militant group of Somalia, with American officials saying Monday that they were “looking closely” at the militants’ use of Twitter and the possible measures to take in response.

Wafti Wasiira oo Maanta Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Salal ee Saylac

Saylac (Saylicipress.net) -Wefti balaadhan oo ay hogaaminayso Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo SamSam Cabdi Aadan oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cabdi Siciid Faahiye ,Agaasimayaal iyo Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal.

In Somalia, Fears Over U.S. Wire Transfer Block

MOGADISHU, Somalia  — Somali officials said Friday they are pleading with U.S. authorities to  persuade banks to reconsider a decision to block money transfers from  Minnesota’s Somali community to relatives in this Horn of Africa nation,  where anarchy has given safe haven to an Al  Qaeda linked terror group.

Marxuum Muusa Rabiile Good oo loogu magacdarayo jidka Borama-Dila isku xidha si loogu xusuusto guulihii badnaa ee u soo hooyey Marxuumku sida magaca Gobolka Awdal iyo degmooyinka qaar ka mid ah

              Oslo (Lug)- Warar aan wali si rasmi ah u soo bixin ayaa sheegaya in jidka Dila iyo Borama  ee imika shaqadiisu socoto loogu magac dari doono  Muuse Rabbiile Good oo ahaa ninkii ansixiyay gobolnimada gobolka Awdal, una magac

Dahir Waaberi iyo Harowo Sheekh Cumar Good oo Reer Ottawa ah Ayey ku Cadaatay Inay Wadajir u Qoreen Qoraalo Aflaado oo Xaji Cumar Cabdi Lagu Weeraray

Harowo Sheekh Cumar Good iyo Dahir Wabari oo ka mid ah qabqablayaasha qalin ee afka ee xisbigii UDUB ayaa nidaamka xisbiyada u badalay weerarka afka ee la’ala beegsanayo waxagaradka galbeedka Somaliland ee siyaasad iyo mawqif ahaan ka aragti duwan nidaamkii dumay eeUDUB iyo sheekadii hogaanka dhaqanka ee Galbeedka Somaliland ku fashilantan dhawaanahan. Hadal waxa loogu soo koobay: “The [...]

Beeneyn Dacaayad Rakhiis ah oo lagu soo Qoray Mareegtada Saylac.com (harawo.org)

Waxaan dhamaan dadweynaha horumarka jecel, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda gobolada Awdal, Selel iyo Gabiley ee sida tooska iyo dadbanba u taageera Ururka ARDAA u sheegaynaa in  dad tiro yar oo war-xuma-tashiil ihi dacaayad been ah ka soo qoreen Ururka ARDAA. Dacaayadaas oo lagu soo qoray Saylac.com, sheegaysana in lacag laga lunsaday ARDAA, taasoo [...]

Colonel Gaddafi: The Last of the Buffoon Dictators?

Libya Crisis: Col Muammar Gaddafi was renowned not just for his cruelty, but also his theatricality. A tyrant in the mould of Mussolini, Idi Amin and Omar Bongo, could he be the last of the line?

Marwo Fadumo Yusuf Wadaad Oo Ka Hadashay Dadka Internetka Cayda Ku Soo Qora Ee Sida Xun U Isticmaala Una Soo jeedisay Tallo Iyo Waano

Sheekha Cumar Ee Runta Sheeg iyo Shanta Sharafkaleh Shir-kheyrka na wacay Ninka Shuufow Sharkaa waa Khayr

 

Jaaliyada Selel,Awdal, Gebilay Ottawa – Calanyahow Hadhicin Waligaa Dhisnow

Xafladii Reer Adal ee Lagu Taageerayey Nabada iyo Qaranimada Somaliland ee Ottawa 2011 -

Madaxwyane ku Xigeenka Somaliland ”Cabdiraxmaan Saylici Waa Asal Ibnu Asal Reer Saylac” Xaaji Cumer Cabdi

The North Korean President – Kim Jong Il Is Dead

According to a South Korean news organization, North Korean television, North Korean leader Kim Jong IL  has died on December, 2011. The information was got from a weeping North Korean television.    

Shabakada Mysomaliland.com oo Kusoo Biirtay Shabakadaha Xaq u Dirirka ee SayliciPress Media – Welcome MySomaliland Hawshana Waan Kaa La Wareegnay

Shacabka Adal waxaan ugu bishaaraynaa in shabakada xaq u dirirka ee runta ka sheegta saadasha siyaasadeed ee dalka iyo dibeda ka taagan oo kusoo biirtay ama maanta wixii ka danabysa hoos iman doonta maamulka SayliciPress Media Group – taasina ay tahay in nidaamka toosan ee saxaafada fadhibaradka ah ee shacabka Soomaalidu uu noqdo mid ku [...]

Somali Journalist Killed by Man in Soldier Uniform

MOGADISHU (Reuters) – A journalist with a Somali television channel was shot dead in the capital Sunday by a man wearing a government soldier’s uniform, witnesses said.

Awdal/Selel/Gabiley Diaspora Rally for Somaliland Unity in Otttawa

Several hundred members of the Awdal/Selel/Gabiley diaspora rallied Friday in Ottawa in a bid to showcase their support for Somaliland unity and peace.

Somaliland Unity – Adal: Awdal, Selel, Gebilay – Xafladii Taageerada Nabada iyo Qaranimada Somaliland ee Ottawa