Category: Non-profit

Scapegoat for defeat in Somalia !!!

Scapegoat for defeat in Somalia !!! via Addis Voice Blog door AVA op 17-11-08 webposted19/11/08 The TPLF supported Somali regime is now cornered like rat in Mogadishu and Baidoa and

URURKA WAFAA OO SOO GABAGABEEYEY AQOON KORODHSI AY U SAMEEYEEN ARDAYDA – Abokor Afi

waxaa maanta lagu qabtay masaajidka AlI-ibraahim ee magaalada Boorama xaflad lagu soo gabageeynayey aqoon iskorodhsi socday mudo bil ah kaas oo ay ka faaiidaysteen 1090 arday oo u badan ardayada iskuulada dhigata taasina ay uga faa’iidaysteen xiliga fasaxa ah waxaanay ardaydu mudadaas baranayeen cilmiga diinta Islaamka gaar ahaan Tafsiirka Quraanka Kariimka ah, culuumta Xadiiska, Caqiidada [...]